Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay kulankii maanta ee Golaha Hormarinta Gobalka Bari ? (VIDEO)
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay kulankii maanta ee Golaha Hormarinta Gobalka Bari ? (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 3, 2021Updated:November 3, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha guddiga Golaha Hormarinta Gobolka Bari Mudane Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka bilaha ah ee Golaha hormarinta Gobolka Bari.

    Shirka ayaa waxa looga hadlay Bishan xaalladda guud ee amniga Gobolka Bari, xaalladda guud ee Cafimaadka Iyo COVID-19, u Diyaar garowgga doorashada aqalka hoose ee heer Fadaraal, is xog-wareysi mashaariicda socota Iyo deeqaha, Buuxinta foomka Isuuduwayaasha, xaalladda jilaalka Iyo roobabka.

    waxa ka soo qeyb galay shirka Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Gobolka Bari, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari, Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Bosaaso, Iyo dhammaan isuduwayaasha wasaaradaha ka howl-gala Gobolka.

    Guddoomiye Mudane Senator Cabdisamad Abwaan, ayaa ka hadlay shirka waxa uuna war-bixino ka dhageeystay dhammaan isuduwayaasha Xaalladda guud ee Gobolka waxa uuna ku adkeeyey in la xoojiyo hormarka Gobolka isagoona ku bogaadiyey dhammaan ka soo qeyb galayaasha shirka in si dhow loolla socda xaalladda guud ee hormarka Gobolka.

    https://www.facebook.com/115585813219758/videos/286670743354795

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.