Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Abiy iyo Tplf oo markii ugu horraysay isa soo hor fariistay
    Somalia

    Abiy iyo Tplf oo markii ugu horraysay isa soo hor fariistay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed,Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Demeke & mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowlada Fadaraalka Itoobiya,ayaa maanta kulan la yeeshay wafti tplf ah.

    Weftiga tplf,ayaa waxaa ka mid ahaa xubno sare oo muhiim ah,kuwaasoo kala ahaa…

    1.Getachew Reda
    2.Lt. Gen. Tsadikan.
    3.G/Tinsay.

    Kulanka,ayaa qayb ka ahaa dardargelinta Geeddi-socodka Nabadda ee Dowlada Dhexe iyo tplf.

    RW Abiy,ayaa amray adeeg dheeriya oo loo sameeyo Gobolka Tigree kulanka kadib,waxaana ka mid ah adeegyada la siyaadiyay..

    B.Duulimaadyada.
    T.Bangiyada.

    Sidoo kale,waxaa kulanka layskula fahmay qorshayaal kor u qaadaya kalsoonida oo salkoodu yahay fududeynta nolosha dadka rayidka ah.

    Kulankaas muhiimka ah ee ay markii ugu horaysay isku soo hor fariisteen Abiy iyo hogaamiyayaashii tplf ee colaadii dhexmartay ay ku naf waayeen Milyan Qof Dad ku dhow,ayaa ka dhacay Halela Kella.

    Waa kulan taariikhiya oo wata saamayntiisa dirayana fariimo xoog leh oo kala duwan.

    Labada dhinacba,waxuu uyahay guul Siyaasadeed iyo guul Milleteri markii la qiimeeyo hadafyadii ay ka duulayeen.

    Balse,waxaa jira garab walba wax uu lumiyay aqbalayna in uusan gaari karin.

    Ugu danbayn Itoobiya waxay kusii siqaysaa in ay kasoo afjaranto mid ka mid ah colaadihii ugu xumaa taariikhdeeda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.