Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Askari Ugaandhays ah oo toogtay Sadex Askari oo isla Ugaandhays ah
    Somalia

    Askari Ugaandhays ah oo toogtay Sadex Askari oo isla Ugaandhays ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa socda baaritaanno la xiriira askari ka tirsan ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Somaliya (Atmis) uu subaxnimadii Isniinta ku dilay Saddex ka mid ah Ciidamadaasi.

    Toogashada,ayaa ka dhacday xarunta ugu weyn ee Ciidamada Uganda.

    Waxaa la sheegay in uu ku kacay fal dil ah oo uu ku toogtay saddexda askari. Ciidamada ayaa markii hore mooday in saldhigooda la soo weeraray.

    Dhibbanaha Labaad,ayaa Saddex Xabbadood lagaga dhuftay Madaxa, isagoo isku dayayay inuu ogaado waxa dhacaya, halka kan Saddexaadna Dhabarka laga toogtay isagoo isku dayay inuu baxsado.

    Waa dhacdadii ugu horreysay oo muddo dhowr sano ah ka dhacda Somaliya oo ay ku lug yeeshaan ciidamada Uganda.

    Dhacdo tan la mid ah,ayaa dhacday sanadkii 2019-kii markii kabtan u dhashay dalka Uganda uu is dilay ka dib markii uu toogasho ku dilay saaxiibkiis.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.