Author: Jibril Qoobey

Faysal Cali Waraabe ayaa codkan laga duubay xili uu la sheekeeysanayay Beeshiisa oo uu usoo bandhigayay Qorshaha Xisbigiisa, Faysal ayaa soo bandhigay qorshaha uu rabo in uu Jagooyinka ukala siiyo qabiilada,waxuuna codkan ku cadaynaya sida ay kula helayaan jagooyinka muhimka ah sida Madaxweyen xigeenka  guddoomiyahaBarlamaanka iyo kan Guurtida ,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/2EzDURqLWuk

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa maanta  28 February 2017 xadhiga ka jaray Cisbitaalka ‘’National Hospital’’ oo dhawaan laga hirgeliyey magaalada Boosaaso. Kadib markii Madaxweynuhu Xadhiga ka jaray Cisbitaalka ayaa waxaa uu soo kormeeray qayba uu ka kooban yahay, halkaas oo isbitaalka laga dheehanayey qalab casri ah iyo shaqaale u carbisan takhasus-kooda aqooneed isla markaana waxbadan bulshadooda uga faa’iidayn doona aqoonta ay leeyihiin. Intaasi kadib Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Cisbitaalku uu yahay mid wax weyn katari doona baahiyaha bulshadda Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland maadaama ay joogaan shaqaale aqoon u…

Read More

Madaxweynaha ayaa ka hadlay xaalada amni ee Dalka, waxaana uu sheegay in Dawladda waajib ka saaran yahay shacabkeeda isla markaana loo baahan yahay inay amniga adkayso, waxaana uu shacabka Puntland ugu baaaqay inay la shaqeeyaan ciidamadda amnigooda sugaya si ay xasilooni ugu dhamaato wax kasta oo xalin u baahan. Madaxweynah ayaa sidoo kale ka digay been abuur iyo dhaliilaha aan waxba ka jirin ee cida gaarka ahi ku majara habaabinayaan shacabka, waxaana uu Madaxweynuhu ku booriyey shacabka Puntland inaanay marnaba aqbalin in dangaara loo burburiyo danta guud ee ka dhexaysa ummada reer Puntland,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka…

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta 28 February 2017 xadhiga ka jaray dhismaha kaydka shidaalka diyaaradaha ee Shirkada ‘’DS’’, waxaana uu dhismuhu ku dhexyaalaa garoonka diyaaradaha ee Boosaaso International Airport. Xadhig ka jarka dhismaha cusub ee kaydka shidaalka diyaaradaha ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda Puntland, gudoomiyaha gobolka Bari, masuuliyiinta garoonka diyaaradaha ee Boosaaso iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dawladda Puntland. kadib  Kormeerka iyo Xadhig ka jarka dhismaha kaydka shidaalka diyaaradaha ee shirkada ‘’DS Aviation Fuel Company’’ayaa waxaa uu Madaxweynuhu ku amaanay masuuliyiinta…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir caalami ah oo Beesha Caalamka ay ka qeyb-gashay, kaasi oo looga hadlayey sidii looga jawaabi lahaa abaaraha ka jira Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka in ay ka qeyb qaataan gargaarka loo fidinayo dadka ay abaarahu saamaayeen si looga gaashaanto in xaalad macaluul oo baahsan ay dalka ka dhacdo sidii lix sano kahor. “Toddobaadyada iyo bilaha soo socdo, waxaan isugu gayn doonnaa awooddeenna, sidii loo dajin lahaa istiraatiijiyad looga hortagayo saameynta baahsan ee abaaraha, oo suuragal ah in ay isu badasho xaalad macaluul, hadddii aan haatan laga hortagin.”…

Read More

Gaari nuuciisu yahay Harrier ayaa la sheegay in uu qarxay xili uu marayay agagaarka buundada gaar ahaan halka loo yaqaan Unicef, waxaana qaraxa ku dhintay sida aan wararka ku heleyno qof gaarigaasi saarnaa. Gudoomiyaha Degmada Waabari oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in gaariga qarxay uu watay qof shacab ah uu tilmaamay in uu ahaa nin ganacsade ah sidoo kale arday ahaa , waxa uuna qaraxa ku sheegay in uu ahaa mid gaariga lagu soo xiray,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/rHdqgH5ABLM

Read More

Waxgaradka Gobolka karkaar Kulan ay isugu Yimaadeen waxay Kawada Hadleen Xaalada Guud Ee Puntland Iyo Mida Gobolka. Waxgaradka ayaa fariin udiray Dad Ay Sheegeen In Ay Ruxayaan Siyaasada Puntland Iyagoona Xusay In Waqtigaan Aysan Munaasab Ahayn Madaama Lagu Jiro Xalad Abaareed Waqtigeedana Lala Sugo,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Qaxootigan Soomaaliyeed ee soo gaaray Muqdidsho ayaa ka koobnaa 28-qoys, waxaana ay isugu jiraan dumar, caruur, waayeello iyo rag kuwaas oo si iskood ah u go’aansadeen in ay dib ugu soo laabtaan dalkooda ay mudo sanado ah ka maqnaayeen,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/TWJJgBLKKTg

Read More

Madaxweynihii hore ee Maraykanka George W Bush ayaa sheegay in Ameerika ay u baahan tahay jawaabo la xiriira baaxadda ay leeyihiin xiriirrada u dhaxeeya kooxda madaxweyne Trump iyo Ruushka. Waraysi uu siiyey NBC ayuu ku sheegay inuusan hubin in tani ay u baahnaanayso in la magacaabo dacwad ooge gaar ah, sida ay dalabanayaan qaar ka mid ah xubnaha xisbiga Dimoqaraadiga. Mr. Bush wuxuu kaloo difaacay saxaafadda xorta ah oo uu sheegay inay lagama maarmaan u yihiin dimoqraadiyadda. Madaxweyne Trump ayaa ku shabbadeeyey hay’adaha warbaahinta ee afka dheer inay yihiin “cadawga shacbiga”, wuxuuna ku adkaystay in wararka sida aan haboonayn ula…

Read More

Madaxweynaha Dawlada Puntland C/wali maxamed Cali Gaas ayaa markii Ugu Horaysay Ka Jawaabay Eedo Uga yimid siyaasiyiin Horay Xilaal Uga soo qabtay puntland. Madaxweynaha ayaa ka jawaabay eedayn uga timid madaxweynihii hore ee puntland C.raxman Sh.Maxamed faroole taasi oo ku saabsanayd in xukumada hada talada haysa ay ku guul daraysatay arimo xiligan ka jira puntland,hoos ka dhagayso codka Madaxweynaha. Halkan ka dhagayso codka Madaxweynaha

Read More

“Laba Meelood Dawladii hore ayaa u kala Jeedisay, Waxaanu Rajaynaynaa in Hada Hal Meel loo Wada Jeesan doono, Inta kale ee Arintaasi Nala Qusayso waxaanu ka filaynaa inay nala Qaataan, Sidoo kalana Dawlada Cusub ee Soomaaliya ayaanu ka sugaynaa inay Nagala Shaqayso, Waxaanu Doonaynaa inaan Midayno Dhamaan Ciidanka, Si ay Dalkooda Cadowgooda uga Sifeeyaan” Ayuu yiri Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe.hoos ka daawo muuqaalka.. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/1epsL-0QfYE

Read More

Despite all the negative and sometimes pretty scary news from our beloved country, thanks God, there are also always some bright examples in the form of altruistic and self-less efforts undertaken by some outstanding members of our society. The youth stands always out! I was amazed earlier this year, during a workshop held at the Puntland State University (Garowe) to present our research on the public perception and accountability to the public, by the extremely telling (corruption-related) experiences of some attending young men and women and their enthusiasm to commit themselves to fight corruption in our country. Today, I am…

Read More

Gabadh Qaayo Weyn Gabadh qaayo weynoo Geenyo ugub la moodoo Garashiyo aqoon iyo Gobannimo u dhalatoo Qurux Guulle siiyoo Xishood lagu galladayoo Reerkoodu gaan yahay Oomasoore guban iyo Gaajiyo harraad arag. Geesiyaal walaalo ah Garbaheeda joogaan, Gardarrada ma qaatee Haddii uu dagaal galo Aabbaheedna gaas iyo Soo kiciyo geesh adag. Sidii waxaan la gooyn karin Geel iyo gammaan faras Gawaarida is-jiidiyo Dahab loogu ardaa galo Giiryaale fuley iyo Gaandhadiyo ragaaskuna Isha inuu ku gaadoo Guudka sare ka eegtiyo Gaaggaatan mooyee Xeradaba aan soo gelin. Gablantooy adduunyada Waa guri belaayoo Dagaal lagu gumaadmiyo Cudur aan la garanayn ’Gam!’ ka siiyey gacalkeed…

Read More

Saraakil sar-sare oo Maraykank ah ayaa sheegay in Wasaarada difaaca Maraykana ay doonayso inay balaadhisho awoodda military ee dagaalka ay kula jirto kooxda al-Shabaab ee Somalia, iyadoo dhici karta inay ciidamo Maraykan ah halkaasi loo diro si ay kooxdaasi dagaal u la galaan. Wakaaadda wararka ee AP ayaa warbixin ka qortay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/7cEWgt3YpUw

Read More

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi doono maalinta arbacada ah ee soo socota oo ay taariikhdu ku beegan tahay 01-March-2017.  Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa yiri “waxaan ku wargelinayaa Jaalleyaasha Golaha Shacabka in ay u diyaar noqdaan furitaanka Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka oo si rasmi ah u furmi doona maalinta arbacada ah ee ay taariikhdu tahay 01-March-2017, saa daraadeed waxaa Xildhibaannada Golaha Shacabka laga doonayaa dhammaan iney diyaar ku yihiin maalintaas xarunta Golaha Shacabka, saacadda 09:00am subaxnimo” “Waxaa…

Read More

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa fashiliyay Gaari ay saaranyihiin walxaha Qarxa kaas oo ay ku raadjoogeen ciidammada ammaanka. Gaarigaan ayaa la sheegay inuu Qarxay markii ay isku hareeyeen ciidanka NISA xili uu marayay Isgoyska Ex Control Afgooye. Sidoo kale Qaraxaasi Ayaa waxaa ku dhaawacmay Afar askari oo katirsan Ciidamada NISA. Saraakiisha NISA ayaa wali ka hadlin Qaraxaasi ay Maanta fashiliyeen,hoos ka dhagayso. Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan

Read More

Taliyaha Booliska Puntland Cabdiqadir Shire Faarax Erag Oo Shir Gudominayay Shirkii Ka Qabsomay Qaybta Boliska Gobalka Ayaa Uga Baaqay dadka iney banaanbaxyada joojiyaan. Taliyaha ayaa intaas ku daray in Dad-weynaha ay kicinayaan dad Mansab siyaasadeed doonaya iyo kuwo ay aysan aqoon cida ay u shaqeeyan balse ay baarintaan ku hayaan,isagoona xusay in Puntland u baahnayn in Amnigeeda laga wada shaqeeyo. “shacabku Waa in ay ogaadan qofka soo kaxaysanaya ee kicinta samaynaya ,danta uu leeyahay inay tahay in Mansab siyaasadeed oo u helo ama Noloshiisa oo u maqaam sare u ka gaaro,wuxuna caruurta iyo dumarka ka dhaadhicinaya in reerkooda wax lo…

Read More

Madaxweyne Farmaajo waxaa uu kasoo horjeestay saldhiga militery ee Imaaraat-ku ka sameysanayo Berbera, waxaa uu arrintan kala hadlay Sacuudiga , gaar ahaan kulan uu la qaatay Amiir Maxamed Bin Salmaan Bin Cabdicasis oo ah kuxigeenka ninka sugaya dhaxalka boqortooyada Sacuudiga iyadoo uu kulanka joogay wasiirka arrimaha dibada Caadil Axmed,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/cR7OkmEelH8 Dhanka kale waxaa iyaguna soo baxaya wararka kale oo sheegaya in Madaxweyne Farmaajo iyo wafti ka socda Somaliland ay ku kulmeen Sacuudiga,isla markaana si wada jir ah u wada saxiixeen Saldhigaas Milatari ee Imaaraadku qorshaynayo in uu ka…

Read More

Wararka aan ka heleyno Suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in labo qof ay ku dhinteen dabka saakay qabsaday Suuqa Bakaaraha, waxaa sidoo kae lasoo sheegayaa in ay jiraan dad kale oo ku dhaawacmay dabkaasi. Dabka saakay qabsaday Suuqa Bakaaraha ayaa qasaaraha nafeed kasokoow waxaa ka dhashay qasaaro maaliyeed oo aad u badan, waxaana dabkaasi oo soccday in ka badan 5 saacadood ku hanti beelay ganacsato badan. Gaadiidka dab damiska gobolka Banaadir iyo Shirkada Hormuud ayaa dadaal saacado badan qaatay kadib ku guuleestay in ay damiyaan dabka saakay qabsaday Suuqa Bakaaraha , waxaa sidoo kale daminta dabka iyo sugitaanka amaanka gacan weyn…

Read More

Maanta waxaa gadood sameeyay Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland ,kuwaasoo kasoo ruqaansaday Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo. Ciidamadan oo watay dhawr Gaadiidka dagaalka ah ayaa markii ay soo gaareen magaalada garowe waxay qabsadeen Baarlamaanka,Wasaarada Maaliyada iyo laba kayntarool ee Magaalada. Ciidamadan gadoodka sameeyay ayaa sheegtay in ay ka cabanayaan mushahaar la’aan lasoo daristay mudooyinkii u danbeeyay. Ciidamadan ayaa markii danbe laga kaxeeyay xarumahaas ay qabsadeen,iyadoo amar kasoo baxay saraakiisha hogaamisa Ciidamada Puntland dib loogu celiyay Xerada Ciidamada ee 54-aad. Hadaba dhacdaas waxaa ka hadlay oo saxaafad u faahfaahiyay sidii wax u dhaceen Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cumar Cabdulaahi faraweyne,hoos ka…

Read More

Saddex inamood ayaa hakad dalgudub ku soo maray Ruushka. Mid wuxuu la socday dayaarad New York, Maraykan, ka timid. Wuxuu ka labaad saarraa duulimaad ka soo cagadhigtay Helsinki, Finlaandiya. Saddexaad, wuxuu ka yimid Awstaraaliya. Wiilashii baa isku soo baxay oo Soomaalinnimo isu aqoonsaday qolweynihii sugitaanka Garoonka Dayaaradaha Caalamiga ee Sheremeteva, Moosko. Dhallinyaradu, qofba jahada ka kale ka yimid ayuu dhoofitaan u yahay. ”War ma Soomaali baad tahay?” Dalmar ayaa weyddiiyey labadii wiil midkood. ”Haa, waxaan ahay Maryooley,” ayuu ku jawaabay Dibadjoog. ”Xaggee baad ka timid?” Dibbad baa su’aalay. Kuye Dibadjoog, ”War, halkaas iyo Sidni, Awstaraaliya ayaan ka imid…

Read More

Mudaaharaad kooban oo looga soo horjeedo dawlada ayaa ka dhacay qaybo kamid ah xaafadaha Bosaso.   Mudaahraadkan oo aan saa u buurnayn ayaa waxaa ka qaybgalay xoogaa Dumar iyo Caruur ah ,kuwaasoo wadooyin yar-yar oo dhexmara xaafadahaas ku gooyay dhagxaan iyo fuustooyin.   Ciidamada amaanka Bosaso,ayaa markii danbe soo gaaray xaafadahaas kalanacayriyay mudahaaraadayashii aan sida weyn u abaabulnayn.   Mudahaaradkan ayaa wararka hoose ee la helayo waxay sheegayaan in ay ka danbeeyaan kooxo diidan siyaasada madaxweyne Gaas.

Read More

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabelle oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ee xarunta dawlad Goboleedkaas, Gudoomiyaha ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Magaalada JowharhXubno ka tirsan Golaha Wasiirada,Maamulka Gobolka iyo qaybaha shacabka Jowhar. Imaanshaha Gudooomiyaha ayaa aad looga sugayay Jowhar,waxaana horyaala arimo xasaasiya oo ay kamid yihiin ansixinta magacaabistii Golaha Wasiirada iyo xalinta 65-Xildhibaan oo mooshin ka keenay Madaxweynaha Hir-shabelle,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/AAXsw3LgZWM

Read More

Waxaa degmooyinka  Hodon iyo wadajir gaar ahaan xaafadaha Taleex iyo buulo xuubey lagu daadiyay warqado lagu muujinayo in kalsoonidii lagu qabay Farmaajo ay luntay. Warqadaha la daadiyay ayaa waxaa ku qornaa in Farmaajo uu lumiyay kalsoonidii shacabka ay ku qabeen, daadinta warqadaha ayaa timid maalmo  kadib magacaabidii xilka ra’iisul wasaaraha dalka. Halkan ka akhriso:-

Read More

Madaxweynihii maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado ee dhawaan Baarlamaanka maamulkaasi xilka qaadista ku sameeyay C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta ku dhawaaqay in uu Is casilay. C/kariin Guuleed ayaa Iscasilaaadiisa ku Sababeeyay sababo Caafimaad,waxaana uu hadda joogaa Wadanka Hindiya oo uu Caafimaad u aaday. Baarlamaanka maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado, ayaa Horay Xilka uga qaaday C/kariin Xuseen Guuleed,balse waxaa xilka qaadistaa ka hor yimid oo diidan  Cabdikariin Xuseyn Guuleed. Cabdikariin waa xubintii ugu danbaysay ee ka mid ah xisbigii Damjadiid ee uu hogaaminayay Madaxweyne Xasan Shiikh oo masraxa siyaasada looga adkaado kana baxa.

Read More

Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland mudane Xasan Xaaji Siciid ( xasan Cadde) ayaa sheegay in. Hal (1) sano kadib ay yimaadeen khuburo ka socota shirkadii dhistay Airport ka Bossaso si ay u hubiyaan in uu dayactir u baahan yahay. Aad bayna ugu qanceen kormeer ay ku sameeyeen Airport ka. Wasiir Xassan wuxuu sidoo kale ayaa sheegay in uu jiro qorshe ay isla wadaan Wasaaradda Iyo shirkadaha diyaaraha ee Puntland yimaada oo ah sidii loogu diyaar garaabi lahaa Qurbojoogta xiliga xagaaga wadanka imaanaysa. Qurbojoogta Dalka imaanaysa Waxaan u diyaarinay koox (team ) Airport ka Tirsan oo ka si gaar…

Read More

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland,ayaa la wareegay xarunta Barlamanka Puntland ee magaalad Garowe daqiiqado kahor kuwaasoo wata baabuurta  gaashaaman ee  Ciidamada.   Ciidamadan ayaa xiray dhammaan waddooyinka soo gala xaruntaas iyo wadada halbowlaha ah iyagoo ku gooyay gaadiidka Tikniko ah kadibna waxay  diideen in la isticmaalo.   Ciidankan ayaa ka cabanaya mushahaar la’aan waqti dheer haysatay.   Dhanka kale waxay wararku sheegayaan  in ay Ku xanibanyihiingudaha xarunta  ilaa 15-Xildhibaan oo katirsan Barlamaanka Puntland.   Majirto wax war ah oo kasoo baxay dowladda iyo saraakiisha laamaha amaanka Puntland. La soco wararkayaga danbe

Read More

Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa lagu wadaa in maanta la hor keeeno wariye CabdiMaalik Coldoon oo waayadii ugu danbeeyay  ku xirnaa magaalada Hargeysa. Wariyaha oo lagu eedeynayo in uu ku xadgudbay jiritaanka Soomaaliland, ayaa maanta hor imanaya maxkamada Hargeysa. Maamulka Soomaaliland ayaa ku soo eedeeyay wariyaha in uu ka qeybgalay uuka qeyb galay olole siyaasadeed oo la xiriira doorashadii madaxweynaha Soomaaliya C/maalik Coldoon ayaa todobaad ka hor lagu xiray garoonka diyaaradaha Hargeysa, kaddib markii uu ka tagay magaalada Muqdisho oo uu ku sugnaa markii ay dhaceysay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa dhowaan sheegay in C/maalik Coldoon la soo taagi…

Read More

Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulankooda 6aad ee Kalfadhiga koowaad ayaa waxay kaga doodeen qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin ansixinta 5-guddi iyo labo Hab-dhowre uu yeelanayo Aqalka sare. Kulankan ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, iyadoo ay soo xaadireen 32 Xildhibaan ee Aqalka Sare. Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u soo qabsoomay tan iyo markii la doortay iyo howlaha hor-yaala, waxaana uu hor-dhigay sameynta 5 Guddi KMG ah, iyadoo dood kaddib Xildhibaanada ay ansixiyeen. Guddiyada KMG ee la ansixiyay ayaa waxay kala…

Read More

Warbaahinada shalay loo diiday in ay galaan Aqalka cad ayaa waxaa kamid ahaa kuwa ugu afka dheer ee dalka Mareykanka sida CNN, New York Times, Los Angeles Times, Buzzfeed, Politico , waxaana sidoo kale Warbahainta caalamiga iyana loo diiday Aqalka Cad ku jiray BBC-da oo laga leeyahay dalka Ingariiska,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka 1aad https://youtu.be/LOAD0_Ito8E Halkan ka daawo muuqaalka 2aad https://youtu.be/we5XU6OgdGk

Read More

Sirdoonka Dawlada fadaraalka  ayaa soo qabtay xaaska mid kamid ah horjoogayaasha ajnabiga ah ee  Al-shabaab, kana mid ah kooxda qaabilsan tashkiilinta Dhalinyarada.  Leyla Cumar Baaruud waa xaaska Horjeege Ajinabi ah oo dhalashadiisu tahay Ethiopian, ciidamada sirdoonka,ayaa ku raad joogay mudo shan bilood ah. Leyla ayaa kooxda al-shabaab u qaabilsaneyd tashkiilinta dhalinyarada Rag iyo Dumarka ah, iyadoo malcaamad xifdinta Qur’aanka Kariimka  lagu barto ku laheyd gobalka Jubbada hoose. Sirdoonka dawlada Fadaraalka ah ,ayaa waabarigii maanta Leyla ku qabtay degmada Cabdicasiis xilli ay dooneysay in gurigeeda hortiisa ay gaari ka raacdo. Laylo Cumar Baaruud, oo ah hooyo labo caruur ah leh, waxeey…

Read More

Waxaa maanta magaalada hargaysa ka  furmay kalafadhigii 62-aad ee Golaha Guurtida Somaliland, Kalfadhigan ayaa waxaa furay oo shir gudoominayay  Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Gaal. Qodobada horyaala kala fadhigan ayaa waxaa ka mid ah mudadii Madaxweynaha iyo Golayaasha Somaliland oo gaba gaba maraya iyo dawlada cusub ee Fadaraaalka Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/oi_ehwFc_VQ

Read More

Nabadoon Cismaan kheyrre oo ka mid ahaa Ergadii Galnus kusoo dooratay Xildhibaanada ayaa Kooxo Hubeysan Waxa ay hada ku dhaawaceen Xaafada Cali Kamiin ee Degmada Warta-nabada. Waxaana la sheegay Kooxihii dhaawaca  ugeystay Nabadoonka ay ka baxsadeen Goobtaasi. Dilalka Nabadoonada iyo dad kale ayaa todobaadyadan ku soo batay magaalada Muqdisho. Xalay ayeyna aheyd markii masjid ku yaalla degmada Xamar jajab lagu dhex dilay nin gudoomiye laameed hore k ahaa degmadaas.

Read More

Ciidanka ammaanka magaalada Bosaso, ayaa xabsiga dhigay Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xarago oo ah afhayeenka nabadoonada gobolka Bari.   Nabadoonka ayaa la xiray xili uu ku sii jeeday degmada Waaciye ee gobolka Karkaar.   Xariga nabadoonka ayaa yimid kadib markii uu ka hadlay xakun dil toogasho ah oo lagu riday 7-dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin ururk Shabaab xili uu booqasho ugu tagay saldhiga weyn ee magaalada.   Nabadoon Xarago ayaa waraysi uu bixiyay si cad ugu taageeray Dhalinyaradan ka tirsanaa Alshabaab,waxuuna sheegay in ay yihiin dhalinayro la khasbay oo dusha laga saaray danbi aysan lahayn.  …

Read More

Deeq Sulaymaan Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Dawlada Puntland ayaa bartiisa Fc-ga kusoo qoray qoraal yar oo kooban oo uu ku sheegayo in uu xilkii Agaasimaha Madaxtooyada iska casilay. Hadaba iscasilaada Agaasimaha waxaa ka horaysay oo soo baxday intuusan is casilin Warqadii xilka looga qaadayay,taasoo kasoo baxday Xaafiiska Madaxweynaha Dawlada Puntland.   Agaasime Deeq Sulaymaan ayaa sidoo kale sii ogaa in xilka laga qaadayo ,waxaana maalmo ka hor lagu wargaliyay in uu booskaa banayn doono.,   Deeq Sulaymaan waxaa la oran karaa qoraalkiisu macno ma samayn umana muuqan masuul xilka iska casilay,taa badalkeeda waxaa la oran karaa waa masuul xilka laga…

Read More

Madaxweynaha oo warbaahinta kula hadlay xasfiiskiisa ayaa sheegay in dhammaan codsiyadii ay u bandhigeen dowladda Sucuudiga laga aqbalay,  isaga oo intaas raaciyay in Ra’iisul Wasaaraha magacaaban looga fadhiyo marka la ansixiyo kaddib inuu dhiso guddiyadii dhaqangelin lahaa qodobada la isla meel dhigay. Qorshayaashii ay dowladda Soomaaliya hordhigtay Boqortooyada Sucuudiga waxaa kamid ahaa in la kabo miisaaniyadda dalka si loo bixiyo mushaaraadka ciidammada iyo shaqaalaha hey’adaha dowladda, dhismaha xarumo cusub oo ay hay’adaha Qaranku  ku shaqeeyaan, garoon diyaaradeed oo cusub, dib u dhiska waddooyinka laamiyada ah ee isku xira magaalooyinka dalka iyo  dib u hawlgelinta safaaraddii Boqortooyada Sucuudi Carabiya ay ku…

Read More

Maxkamadda Caddaaladda Caalamka ee ICJ ayaa sheegtay in dowladda Kenya ay u qabatay Waqti , islamarkaana laga rabo in ay jawaab ay kasoo bixiso dacwad badeed kala dhaxeeya Soomaaliya. ICJ ayaa sheegtay  18-ka December 2017ka laga doonaayo dowladda Kenya in ay ka jawaabto Kiiska Badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya ,kasoo Soomaaliya ay gudbisay Sanadkii 2014 tii, maxkamadda ayaa sheegtay in ay qaadan doonto go’aan kale hadii aysan Kenya  xilligaasi  keenin jawaabta laga rabo. Soomaaliya ay horay ugu guuleystay in dacwadda  badda ay qaadi karto Maxkamadda ICJ ka dib markii ay dowladda Kenya ay horistaagtay. Maxkamadda ayaana labadii Bishaan go’aamisay in…

Read More

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh Waxaan maanta dhegadhegeeyey war uu hawada marshay, Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland… Warkaas wuxu farta ku fiiqay Maamulka talada haya isagoo soo qaatay dhowr arimood oo ay ka mid ahaayeen… Midnimada, Dhaqaalaha, Golaha Dhaqanka… Wuxuu sii raacshay in Puntland badbaado u baahan tahay… Waxaan ahay dadka aan dhaqso wax u fahmin, waxaan markiiba raadsaday Qaamuuska Siyaasadda Waxaanna ka dhex helay Sidatan…. Midnimada… Qaamuuska waxaan ka helay xilligii uu Wasiirka ahaa in Puntland ay ka dhex dillaaceen…. Casayr Land, Galbeedka Puntland, SSC Oo Khaatumo u degel rogotay iyo Maakhirland… Indhahaan…

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray  degreeto xeer  Madaxweyne Lr.18 ee February 24 2017 kuna saabsan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dawladda Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland. Markuu arkay:         Dastuurka Dawladda Puntland. Markuu arkay:         Aqoontiisa, kartidiisa, iyo waayo aragnimadiisa shaqo. Markuu tixgeliyey  muhiimada ay leedahay magcaabistiisa Agaasimaha guud ee madaxtooyada. Wuxuu xeeriyey: Waxaa Cabdinaasir Biixi Soofe loo magcaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada. Xeerkan wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay madaxweynuhu maanta oo ay taariikhdu tahay 24 February 2017. –DHAMMAAD— XAFIISKA, WAR-FAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Read More

Qaar ka mid ah hay’adaha warbaahinta ugu waaweyn ayaa laga mamnuucay inay ka qayb galaan shirarka jaraa’id ee aqalka cad. BBC-da, wargaysyada The New York Times iyo Los Angeles Times, Tv-ga CNN, iyo tiro hay’ado warbaahineed ah ayaan ka qayb gali doonin shirarka saxaafadda ee aan la duubin iyo kuwa la duubo ee uu qabanayo xoghayaha warfaafinta ee aqalka cad Sean Spicer. Tifaftiraha New York Times Dean Baquet ayaa sheegay inay tahay markii ugu horraysay ee arrin sidan oo kale ah ay la kulmaan taariikhda. Wuxuu sheegay in saxaafadda oo xorriyad loo siiyo daah-furnaanta xukuumadda ay muhiim u tahay danaha…

Read More

Hadalkiisii ugu horeeyay ee uu ku soo qaado hubka nukliyeerka tan iyo intii uu xafiiska la wareegay, ayaa madaxweyne Donald Trump wuxu ku sheegay in uu doonayo in Maraykanku kordhiyo saanadiisa nukliyeerka. Trump wuxu sheegay in ay “fiicnaan lahayd” in aan dalna hub nukliyeer ah yeelan laakiin hadii ay dhici wayday ay tahay in Maraykanku “ugu awood bato”. Wuxu u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in Maraykanku “hoos uga dhacay heerkii ku haboonaa ee awoodiisa nukliyeerka”. Trump oo waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyey Reuters ayuu ku yidhi “anigu waxan ahay qofka keliya ee jeclaan lahaa in aan cidina…

Read More

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa maanta la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya David Concar, iyadoo Safiirka uu soo dhoweeyay magacaabista Mr Kheyre.   Safiirka UK ayaa sheegay in dowladda UK ay si dhow ula shaqeyneyso Ra’iisul Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu soo dhisi doono, Wuxuuna sheegay in UK ay ugu deeqday Soomaaliya lacag gaareysa boqol milyan oo Gini oo ah gargaar cusub, si wax looga qabto abaaraha, iyo xaalada 600,ooo carruur oo soo wajahday xaalad nafaqo darro ah.   RW magacaaban ee Xassan Cali Khayre ayaan helin kalsoonida Baarlamaanka Fadaraalka,walina qaanuuniyan uma aha RW rasmiya ilaa uu baarlamanku ansixiyo magacaabistiisa.…

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta 24, Febuary 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, waxayna kasoo laabteen magaalada Muqdisho iyagoo ka qayb galay munaasabaddii caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Halkan ka daawo muuqaalka  1aad https://youtu.be/8DkddjQP2bM Madaxweynaha ayaa warbaahinta la hadlay wuxuuna ka waramay safarka uu kaga soo laabtay magaalada Muqdisho ” Waxaan kasoo qayb galnay munaasabaddii caleema saarka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay sidoo kale kasoo qayb galeen madax kala duwan, farxad ayayna noo tahay inaan…

Read More

Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa waxaa Goor dhawayd oo galabta ah abaaro 5:30 Daqiiqo ah waxaa ka dhacay Labo Qarax oo banbaanada Gacanta laga tuuro ah. Qaraxyadan Banbaano ayaa Waxa ay ka dhaceen inta udhaxaysa dhabarka danbe ee Baanka dhaxe ee Magaalada Bosaaso iyo Jaamacada PDM. Waxaa isla markiiba goobta ka baxsaday dadkii ka danbeeyay Qaraxyadan.iyadoo khasaaraha ka dhashay Qaraxan uu gaarayo dhaawac fudud oo hal qof kasoo gaaray. Ciidamada amaanka  ayaa goobta soo gaaray ,iyagoo halkaas ka bilaabay  baaritaano ku aadan Dadkii kadanbeeyay Qaraxyadan ah bam Gacmeedka.

Read More

Soomaalida ku nool wadanka Koonfur Afrika iyo Dadka kale ee soo galootiga ah ayaa waxaa soo wajahay cabsi badan ka dib markii wadankaas mar kale ay ka bilowdeen Rabshado ka dhan ah dadka Ajnabiga ah. Maalmihii ugu danbeeyay ayaa muuqaalo laga soo qaaday qaar ka mid ah magaalooyinka Wadanka koofur Afrika ayaa waxay muujinayeen weeraro loo gaysanayay dadka Ajnabiga ah. Weerarada ka dhan ah dadka aanan Muwaadiniinta ahayn ee ku nool wadanka Koonfur Afrika ayaa waxaa wada dad Muwaadiniin ah iyadoo dowladdu ay dhowr mar sheegtay inay ka soo horjeedo arintaas,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka…

Read More

Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (SWT) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo tiro beel ah, iyo rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW). Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed. Asallaamu calaykum waraxmatullahi wabarakaatuhu. Inta aynu ku gudo jirno qormadaan waxaan jeclahay inaan idiin kusoo gudbiyo macluumaad badan oo ku saabsan afka Soomaaliga.waxaanan xooga ku saari doona asal doorsoonka ku yimid afka iyo natiijada ka dhalan karta dhaqdhaqaaqyada asal guurka afeed ee haatan unkamaya. Hor-dhac guud Afka Soomaaligu waa mid ka mid ah afafka ku bohoobay afafka kushitiga ee dhul hoosaadka bari (Low land east Cushitic),…

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta 24, Febuary 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntlabnd, waxayna kasoo laabteen magaalada Muqdisho iyagoo ka qayb galay munaasabaddii caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku wehelinayay Guddoomiyahya Baarlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi, Wasiiro, Xildhibaano, masuuliyiin ka tirsan hay’adaha Dawladda iyo saraakiil ka mid ah Madaxtooyada Dawladda Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso kusoo dhoweeyey masuuliyiinta maamulka Gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso iyo sidoo…

Read More