Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Agaasimihii Madaxtooyada Puntlad oo sheegtay in xilkii uu iska casilay kadib markii xilka laga qaaday
    Somalia

    Video:-Agaasimihii Madaxtooyada Puntlad oo sheegtay in xilkii uu iska casilay kadib markii xilka laga qaaday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 25, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Deeq Sulaymaan Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Dawlada Puntland ayaa bartiisa Fc-ga kusoo qoray qoraal yar oo kooban oo uu ku sheegayo in uu xilkii Agaasimaha Madaxtooyada iska casilay.
    Hadaba iscasilaada Agaasimaha waxaa ka horaysay oo soo baxday intuusan is casilin Warqadii xilka looga qaadayay,taasoo kasoo baxday Xaafiiska Madaxweynaha Dawlada Puntland.
    ย 
    Agaasime Deeq Sulaymaan ayaa sidoo kale sii ogaa in xilka laga qaadayo ,waxaana maalmo ka hor lagu wargaliyay in uu booskaa banayn doono.,
    ย 
    Deeq Sulaymaan waxaa la oran karaa qoraalkiisu macno ma samayn umana muuqan masuul xilka iska casilay,taa badalkeeda waxaa la oran karaa waa masuul xilka laga qaaday oo shaqadiisa loo bogi waayay.
    ย 
    Deeq waa Agaasimihii Madaxtooyada Puntland sadexdii sano ee lasoo dhaafay,waa masuul degan aqoona leh,balse aan la socon waaqiciga dalka iyo hab dhaqanka Bulshada,sidoo kale waa nin muuqaalkiisa iyo hab dhaqankiisu wali yihiin Dhalinyarayn,markii si dhab ah loo qiimeeyana la oran karo uma qalmin Xaafiiskaas muhiimka ah.

     

    Hoos ka akhriso qoraalka Aagaasimaha uu soo dhigay bartiisa Fc-ga:-

     

    Hoos ka daawo muuqaalka ku dhawaaqista iscasilaada Agaasimaha.

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.