Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Baarlamaanka Puntland oo loo qeybiyay Xeerka Dowladdaha hoose
    Puntland

    Baarlamaanka Puntland oo loo qeybiyay Xeerka Dowladdaha hoose

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 28, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana Shir-guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehlinayaan labada Guddoomiye kuxigeen.

    Fadhiga maanta waxaa Golaha hor-yimi Wasiirka ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐š๐ก๐š, ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ee Dowlada Puntland, isagoo Golaha la wadaagay warbixin la xiriirta ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š, ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฌ๐ž ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐, taasoo taabanaysa ujeeddooyinka xeerka, geedi socodka wax ka bedelka, baahida keentay wax-ka-baddelka iyo saamaynta dhaaqaale ee Xeerka, kasoo Goluhu ku samaynayey akhrinta 1-aad si waafaqsan Qodobka 58-aad ee xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada.

    Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa suโ€™aalo ka weydiiyey Wasiirka wax-ka-beddelka xeerka ee Golaha horyaal. Dood iyo falanqeyn dheer ka dib, waxaa lagu wareejiyay ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐š๐ก๐š, ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ee Golaha Wakiillada, si ay u dhammaystiraan akhrinta 2-aad, dib u eegis ku sameeyaan xeerka si waafaqsan xeer hoosaadka Golaha Wakillada. Guddigu waxay warbixinta xeerka Golaha dib ugu soo celindoonaan 4 July, 2026 haddii Alle idmo.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntlandโ€™s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntlandโ€™s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.