Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Bursaalax: Dhismaha Wadada oo socda iyo Baaq loo diray Dowladda Puntland (Daawo)
    Puntland

    Bursaalax: Dhismaha Wadada oo socda iyo Baaq loo diray Dowladda Puntland (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BURSAALAX (IDIL NEWS)-Degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug, waxaa ka socda Dhismaha waddada bartamaha oo loo diyaarinnayo in laami la saaro, taas oo si isku-tashi ah ay u dhisanayaan dadka deegaanka oo gacan ka helaya shirkadda Kebarco ee dhiseysa Waddada.

    Maamulka Degmada ayaa ugu baaqay bulshada oo ay qurba-joogta iyo ganacsatada ugu horreeyaan inay ka qaybqaataan dhammeystirka jidkan.

    Guddoomiyaha Degmada Bursaalax Maxamed Sulaymaan Diiriye, ayaa sheegay in dhismaha Wadaadan oo socda, ay ku dhalisay Cabasho uga timid Shacabka Degmada, isla markaana aysan awoodin dhameystirkeeda.

    Guddoomiye Maxamed Suleymaan ayaa ugu baaqay Dhamaan Shacabka, Ganacsatada, Hay’adaha iyo Dowladda Puntland in laga wada qeyb qaato Dhismaha wadadan oo ay baahi weyn u qabaan dadka Reer Bursaalax.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/1318729244932382/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.