Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxa ay sheegeen inaan loo baahneyn xubno korjoogto ka noqonaya Doorashada lagu balansan yahay…
Browsing: Somalia
Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan ayaa sheegay in ay ka adkaadeen awoodii siyaasadeed ee Iran ku laheyd…
Hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-Un ayaa ballanqaaday “taariikh cusub” oo ku saasban xiriirka dalkiisa kala dhaxeeya dalka deriska ah ee…
Ku-simaha guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey ayaa maanta xildhibaannada Baarlamaanka u qeybiyay Dastuurkii uu horay u sheegay in la…
Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Dowlada Jubbaland ayaa sheegtay in ay dib u dhigtay maxkamadeyna Askari ka tirsanay ciidamada Jubbaland…
1 Xildhibaan Iimaan C/llaahi Nuur 2- Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal 3- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla 4- – Xildhibaan Shariif…
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda Itoobiya Meles Alem, ayaa sheegay in Itoobiya ay dooneyso in howlgalka nabad ilaalinta caalamiga ee midowga…
Magaalada Muqdisho, waxaa maanta ka dhacay kullan looga hadlayay amaanka guud ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Xasan…
Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta caalamka kula hadlayay magaalada Abu-Dhabi ayaa sheegay in Puntland u madax-bannaan…
Prof Abdiweli M Ali Gas madaxweynaha Dowlada Puntland,ayaa heshiisyo dhaqaale iyo kuwo Amni la saxiixday dawladda UAE . Xukuumadda…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Goob kasta oo ay buugag ku gubaan, sidoo kale ugu dambeeyntii, aadane ayay ku…
War-Saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay baaris ku sameyneyso hab raaca loo maray heshiiskaas la sheegay in lala…
Muuqaalka uu soo duubay Xasan Daahir Aweys ayuu ku sheegay in ay Al-Shabaab meel walba dagaal ku qaadeen,waxuuna tusaale u…
Qeybo ka mid ah muqdisho waxaa lagu kala iibsanayaa hubkii ay Ciidamada dowladda Soomaaliya ugu talo gashay dowladda Imaaraadka Carabta…
Wararka ka imaanaya degmada Tiyeeglow ee gobalka Bakool ayaa soo sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay qayba ka mid…
Madaxweyne kuxigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa furay shir gaar ah oo looga hadlayo Ammaanka…
Qaar ka mid ah murashixiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta khudbado ay ku…
Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee ka yar 17 sano, ayaa taariikh sameeyay, kadib markii ay gaareen fnalka tartanka ciyaaraha bariga…
Kadib talooyin iyo cadaadis xoog leh oo Madaxweyne Farmaajo la kulmay maalmihii udanbeeyay waxay ubadan tahay in uu ku dhiirado…
Hay’adda caalamiga ah ee Atlantic Council oo uu fadhigeedu yahay magaalada Washington ee dalka Maraykanka, ayaa qoraal dheer oo ay…
Waxuu ka dhigay qasrigii Madaxtooyada dalka laanta sirdoonka Qatar ku leeyihiin Geeska Africa. Waxaa si toos ah iyo si…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Noloshu way gaabantahay, cilmigu wuu qoto dheeryahay; fursadda garwaaqsigeedu waa wax fog, tijaabadu waa…
Telefishinka Al-carabiya ee laga leeyahay Sacuudiga, balse Xaruntiisa Dhexe ku taallo Imaaraadka Craabta ayaa maanta soo bandhigay Muuqaalka Duullaankii Diyaaradaha…
Maxamed Mursal Siiekh Cabdiraxmaan Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa goor-dhow ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Wasiirka Gaashaandhiga.…
Dawladda Kenya ayaa maanta joojisay inuu qabsoomo isu imaatin la filayey inuu ka dhaco magaalada Nairobi, kaasoo uu ka hadli…
Guddigii dhowaan madaxweynaha dowladda Puntland u saaray dibu habaynta iyo soo celinta bilicda iyo hantida dowladda ee magaalada Boosaaso ayaa…
Shirkii sannadlaha ahaa mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista ee uu baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland ee Capacity Injection Project…
Jubaland Oo qaadacday shirka baqabka Wariyaha Ee dowlada fadaraalka ku qabatay Xamar. Jubaland kali kuma ahan qaadicida shirkan ,balse…
Murtida Maanta [Thought of The Day] Haddii aanu halgan jirinnin, horumar ma jiro. Frederick Douglass If there is no struggle,…
Sagaal qof ayaa dhimatay lix iyo toban kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kaddib markii nin u muuqanayo inuu si ulakac…
Ibraahim Isaaq Yarow oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ku dhawaaqay inuu buuxiyay shuruudii…
Gudoomiyaha Guddiga doorashada Afhayeenka Golaha Shacabka Xildhibaan Nuur Iidoow Beyle ayaa soo bandhigay Magacyada Musharixiinta maanta isdiiwaangalisay ee utartameysa Doorashada…
https://youtu.be/RYoiqQJgBt4
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo waraysi gaar ah siinayey warbaahinta dowladda Puntland ayaa waxa uu…
Fahad Yaasiin oo dowladda Qadar u shaqeeya (yacni jaajuus) ayaa meel walba xirtay xukunkana gacanta ku haya, dh Dhibaato ayuu…
Si aan ka gabasho lahayn oo dhaqkhso ah,waa in looga shaqeeyaa soo celinta xiriirkii wanaagsanaa ee aan la lahayn dowlada…
5-qof ayaa ku geeriyootay,sidoo kale tiro kale ayaa ku dhaawacantay dagaalkii saakay dhexmaray Ciidamada xerada Jeneral gordon ee Imaaraadku tababara…
Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa ku dagaallamay Xerada Jeneraal Gordan oo ku taalla Degmada Hodan ee Magaalada…
Magaalada Kambaala ee caasimada dalka Ugandha ayaa waxaa ka furmaya shir laba maalin ka socon doono oo looga hadlaya xaaladaha…
Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federalka Soomalaiya ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay…
Xaqiiqdii waa waxaan la inkiri karin mudana in lagu bogaadiyo Ururka Karkaar Foundation ee u istaagay horumarinta Deegaamada Puntland. Karkaar…
Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare iyo Wasiirka Cadaaladda Puntland oo ka qeyb galay tababarka ayaa sheegay in u jeedka…
Wasiirka Wasaarada Dastuurka Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Cabdi Xoosh Jibriil ayaa sheegay in aan loo baahneeyn in ay iscasilaan xubnaha wasiirada…
Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka ee shalay la doortay oo kulankoodii labaad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada…
Shacabka Magaalada Bosaso ,ayaa si weyn usoo dhaweeyay dhismaha mashruuca dekeda Bosaso ee ay maalgashanayso shirkada DPWORLD ee laga leeyahay…
Bashiir Axmed Makhtal oo ah nin haysta dhalashada Kanada asalkiisuna yahay Soomaaliya oo ku xukunnaa xabsi daa’im ayaa laga sii…
Wararka ka imanaya dalkaasi Nigeria ayaa sheegaya in dad isa soo miidaamiyay ay ugu yaraan 4 qof ku dileen, dad…
Nin bam isku soo xiray ayaa Axadi maanta ku dhawaad 50 ku dilay, xarun ku taalla magaalada Kabul oo dad…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee dawladda, kaas…
SIDA AYNU LAWADA SOCONO WAXAA SEDDEXDII SANO EE AYNU SOO DHAAFNAY HAREEYEY DALKEENA ETHIOPIA MUDAAHARAADYO IYO RABSHADO KA BILLAABMAY CAASIMADDA…
Warbaahinta dawladda ayaa sheegtay in ciidamada nabadgelyaa Sucuudigu soo rideen diyaarad yar oo aan duuliye lahayn oo dul heehaabaysay xaafad…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu jiray heshiis…
Qulqulada Ka Dhex Aloosan Gacanka Carbeed (GCC) Iyo Saamaynta Soomaaliya Maxay Salka Ku Haysaa Quluqulada Dawladaha GCC Wadamada…
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/TRbgO2Fed-w
Munaasabad si weyn loosoo agaasimay ayaa lagu qabtay Iskuulka Darwiish eecaasimada Puntland Garowe. Munaasabadan ayaa waxaa ku qalanjabinayay Ardayda iskuulkaas…
25-arday,ayaa ka qalanjabiyay Dugsiga Hoose-Dhexe ee Girible ee Magaalada Bosaso. Ardaydan ayaa ugudbay Dugsiga sare waxayna soo gabagabeeyeen dugsigoodii Hoose-Dhexe.…
Dagaal ayaa ka dhacay xaafada Xamar Jadiid ee degmada Warta-Nabada kadib markii kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamo…
Warar naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland,ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow kaasoo…
Hadalkii ay ku sheegtay Kuuriyad Woqooyi in ay hakinayso barnaamijkeeda nukliyeerka iyo tijaabada gantaalaha, ayaa dunida aad looga soo dhaweeyey.…
Madaxweyne Dowlada Puntland ayaa saakay u socdaalay dalka isutaga Imaaraadka Carabta.kadib casuumad rasmi ah oo uu ka helay dowlada Imaaraadka…