Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay…
Browsing: Somalia
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Waxaa maanta ka duulaya Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo isagoona ku…
Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa laga qaaday xilkii gudoomiyihii gobolka kadib wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” oo xalay la hadlayay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka ayaa muujiyay sida uu…
Wararka ka imaanaya magaalada Barawe ee gobolka Shabelada Hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan afar dhalinyaro ah ay ku geeriyoodeen…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala…
Mid ka mid ah khubaradii dowlada hoose ee Gaalkacyo ,ayaa goor dhawayd waxay kooxo hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan…
Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahan safar dhawr bari qaatay ku joogay caasimada dalka Kenya ee Nairobi,ayaa…
“ Maanta oo ay bisha tahay April,12/2015,waxaan Golahan Sharafta leh hortiina aan u imid inaan rasmi ahaan idin ku war…
Waxaa goor dhawayd shil gaari ku galay wadada dheer isku xirta Garowe iyo Bosaso Agaasimihii Ciidamada Badda Puntland Cabdiraxmaan Maxamuud…
Taliska Ciidanka Xoogga dalka Somaliya ayaa maanta oo Khamiis ah 12-ka April waxa ay u dabaaldagayaan 58 sano guuradii ka…
Maantaoo Khamiis ah ayaa la filayaa in Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho uu ka furmo kulanka Baarlamaanka Soomaaliya,kidib mudo…
Waraabe Walamsade Waxaa gosha Waamo ku noolaa waraabe la magacbaxay “Wax-ma-hambeeye”. Waaguu dhallinta yaraa ayuu iska dareemey in uu awood…
Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Janaraal C/Wali Jaamac Xuseen (Gorod), ayaa markii ugu horeysay ka hadlay lacagaha malaayiinta Doolar ee Imaaraatka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Caawa Hoygiisa ku booqday Gudoomiyihii is cailay ee Baarlaamaanka Fadaraalka Soomaaliya…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Dacwad ka dhan ah Dowladda Soomaaliya ugudbisay jaamacada Carabta, Wararka ayaa intaa ku daraya in…
Waxuu muran xoog leh ka taagan yahay beesha xaqa u leh in ay iskugu soo taagto qabashada kursiga Gudoomiyaha Baarlamaanka…
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland ahna ku-simaha madaxweynaha Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta magaalada Garoowe waxa uu shir…
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Imaaraadka tababarka ay siiyaan ay yihiin kuwa…
Hay’adda sirdoonka Kenya ayaa sheegtay in ay ka walaacsan yihiin weeraro ay Al-shabaab u qorsheeyeen in ay ku soo qaadan…
Shirkii Baarlamaanka fadaraalka ah ee loo balansanaa maanta,ayaa baaqday,waxaana 2-Fariimood oo jahwareer dhaliyay oo loo kala diray Xildhibaanada Kulankii…
Wasiirka arimaha dibada ee Bahrain ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka ku sheegay in…
Warsame” Wiil yaroo saddex jir ah oo Warsame la yidhaahdo iyo hooyadii ayaa rugta caafimaadka ku sugnaa oo dhakhtarka…
Wargeyska caanka ah ee New York Times oo wax ka qoray is casilaadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari…
Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Imaaraadka Carabta ayaa si kulul loogu cambaareeyay dowlada…
Wararka ay helayso warbaahinta idilnews,ayaa tibaaxaya in Madaxweyne Gaas qorshaynayo kala darida golaha deegaanka Gaalkacyo soo noqod kiisa kadib. …
Madaxweyne dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,oo maalmo ka hor ku gaaray nairobi safar aan horay loo sii shaacin,ayaa warar…
Gudoomiyaha golaha shacabka fadaraalka Somaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari,ayaa shir jaraa’id oo ay wada qabteen isaga iyo Madaxweynaha Fadaraalka ah…
Warbaaahinta Wadanka Ruushka ayaa baahisay in Dowladda Dalkaasi ay raadineeyso in ay saldhig military ka hesho Geeska Africa gaar ahaan…
Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa Ku dhawaaqday Guddi La Shaqeeya Hay’addaha Qaramada Midoobey Ee dalka Ka Howlgala Si Loo Horumariyo…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ballanqaaday “in uu awood” adeegsan doono marka uu jawaabta ka bixinayo weerarka kiimikada ah ee…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Gebi ahaan waxaan doonayo waa waxbaarasho, cid aan ka baqayana ma jirto. Malala Yousafzai…
Wasiirka qorshaynta dowlada Puntland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada qadiimiga ah ee Qandala. Shacabka qaybahiisa kala duwan,maamulka Degmada…
Shir looga hayey qoraheyaasha dawladda oo maanta ka furmay Garoowe ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah…
Wafti ballaaran oo ay hogaaminayaan xubno kat irsan golaha wasiirada dowladda Puntland ayna weheliyeen saraakiil ka socota dalka Masar ayaa…
Wararka laga helayo deegaamada gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe duqeyn loo geystay fariisan ay ururka…
Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Wasaaradda Amniga Gudaha ay wado qorshe dib u habeyn,isla markaana ay Ciidamadu ku sii xoojinayaan…
Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Boorsooyin lacag laga soo buuxiyay oo lagu qabtay Garoonka…
Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa shaaciyay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari uu is casilay, isla markaana mooshinkii…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Noloshu muddo gaaban weeye, adigayna kugu xidhantahay in aad macaan ka dhigto. Sarah Louise…
Murtida Maanta [Thought of The Day] Noloshu dhabtii wax sahlan weeye, innaga ayaase ku adkaysanna in aynnu murginno oo adayg…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Qofka halgama waa ka habboonyahay midka aan waligiiba isku hawlinnin. Swami Vivekananda He who…
Xilagube iyo Xareeda Say iyo ooridii iyo carruutii ay dhaleen ayaa tuulo yar ku wada noolaa. Halkaa ayay dhowr…
Waraabe Walamsade Waxaa gosha Waamo ku noolaa waraabe la magacbaxay “Wax-ma-hambeeye”. Waaguu dhallinta yaraa ayuu iska dareemey in uu awood…
Xogwaraysi Tigaad iyo Tiriig waa saaxiibbo labaatan jirro guurdoon ah, hayeeshee, ka baqaya rag iyaga aan u qalminnin in ay…
Waftigii balaarnaa ee uu hogaaminayay raysul wasaaraha JDFI Dr Abiyu Ahmed ayaa kulan balaaran kula yeeshay madasha shirarka kaali ee xarunta…
Diyaaradii lacagta faraha badan siday ee u socotay Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho,ayaa la fasaxay, Diyaaradda siday shixnada lacageed…
Madaxweynaha Punland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa shaley oo Sabti aheyd booqasho ku tagey magaalada Nairobi ee dalka Kenya, …
Diyaarad lacag fara badan siday oo ka timid Imaaraadka Carabta ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisbo. …
Guddiga Dib u eegista iyo la socodka arrimaha Dastuurka ayaa sheegay in la kordhiyay tirada uu guddiga ka kooban yahay,…
Shaqaalaha gurmadka degdega iyo howlwadeennada caafimaadka ayaa sheegaya in ugu yaraan 70 qof ay ku dhinteen weerrar looga shakisan yahay…
Fariin qoraaleed loo diray goor dhaw mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa lagu wargaliyey in maalinta berri ah la qaban…
Muddo hal todobaad ah ayaa waxaa isku bedeley muuqaalka guud ee aqalka madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe kadib markii ay…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan Madaxweynaha Soomaaliya ay la qaateen guddi ka socday guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed…
Eheladii Halgamaagii Sayid Cabdala Xasan ayaa magaaladda Hargeysa u yimid sidii Madaxweynaha Somaliland ugu gudbin lahaayeen dacwad ka dhan ah…
Booliiska Jarmalka ayaa sheegay in gaari la jiirsiiyay goob ay dad badan ku sugnaayeen oo ku taalla waqooyi galbeed magaalada…
Askari ka howlgala gobolka Arizona ee dalka Mareykanka islamarkaana lagu magacaabo Mark Gilberg ayaa shaqo boolisnimo oo uu soo waday tan…
Ra’isalwasaaraha cusub iyo wafti uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd gaaray magaalada jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Somalida Itoobiya. Waftiga ra’isalwasaaraha,ayaa…
Ra’iisal Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya, Dr Abiy Ahmed ayaa maanta booqasho ku tagaya magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka…
Waxaan qiraynaa madax banaanida iyo dowladnimada Soomaaliya,isla markaana in aanan Awood u Lahayn in aan faragashano arimaha udhexeeya baarlamaanka fadaraalka…