Talyihii Ururka 60aad ee ciidanka Ilaalada Madaxtooyada fadaraalka G/sare Axmed Maxamed Cali (Afcadeey). ayaa xilkii laga qaaday. Xil ka…
Browsing: Somalia
Magaalada Muqdisho waxaa weli ka oogan xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka ka dhanka ah gudoomiyaha baarlamanka, Maxamed Cismaan Jawaari.…
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay khilaafka baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya. Prof.Samatar markuu qiimaynayya Madaxtoioyada Somaliya wxauu si gaar ah…
Shirka Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 05 April 2018 xafiiskiisa kasoo saaray…
Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaliyeed Cabdulaahi Cali Caanood oo warbaahinta la hadlay ayaa faa faahin ka bixiyay weerarkii lagu qaaaday…
Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan ayaa qiray in Israa’iil ay xaq u leedahay in ay dal yeelato.…
Winnie Mandela oo ahayd xaaskii hore ee madaxweynihii Koonfur Africa Nelson Mandela ayaa maanta geeriyootay. Winnie oo ahayd hayd…
Xildhibaanada taageersan guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ugaga digeen in…
Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ra’iisul wasaare cusub u doortay Abiye Axmed,iyadoo islamarkiiba loo dhaariyay xilka. Abiy oo khudbad ka…
Ra’iisulwasaaraha cusub oo khudbad ka horjeediyay xildhibaannada ayaa qiray in “dimuqraadiyadda curdanka ah” ee dalku ay horseeday in ay muwaadiniin…
Ugu yaraan 7 qof, oo 6-ka mid ah ay isku qoys yihiin, ayaa dhintay kadib markii ay la qaraxday miino…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay tallaabadii koowaad ee Hey’adda IMF ay deymaha ugu cafineyso, kaddib markii ay buuxisay shuruudii koowaad…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gardarro ku tilmaamay dacwadda ay dawladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay ee ka dhanka…
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo goor dhaw oo caawa ah shir jaraa’id ku qabtay magaalada…
Qoraalka ayaa lagu sheegay in wax ciidan iyo hub aan lala soo geli karin agagaarka xarunta baarlamaanka, gaar ahaan ilaalada…
War saxaafadeed ay soo saareen labada Kuuriya ayaa sheegaya in wadahadallada dhexmari doona madexweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un iyo dhiggiisa…
Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in aysan jiri doonin wax cudur daar ah oo ku aadan eryida aargudashada ah ee uu…
Wararka aan ka helayno Xafiiska Raiisul Wasaaraha ayaa waxay sheegayaan in Raiisul Wasaare Khayre xalay la shiray gudoomiye ku xigeenka…
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka fadaraalka Somaliya Cabdiweli Muudey oo goor dhawayd qabtay shir jaraa’id. Muudey ayaa…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa goor dhow shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada…
Warbaahinta dowladda Masar ayaa goordhow shaacisay in doorashadii Bishan ka socotay gudaha iyo dibadda Masar uu ku guuleystay madaxweynaha hadda…
Hay’adda caalamiga ah ee Laanqayrta Cas ICRC ayaa sheegtay in mid ka mid ah shaqaalaheeda uu u dhintay dhaawac kasoo…
Guddi ka tirsan Aqalka Sanatka oo loo xilsaaray dhexdhaxaadinta xiisadda siyaasadeed ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ayaa sheegay inay is…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo galabta shir guddoomiyay kulankii Guddiyada joogta Golaha, ayaa waxaa looga wada…
Diyaaradan ayaa keenisteeda Boosaso waxa ka danbeyey Ganacsato Reer Puntland ah waxana ay isaga kala gooshi doonta qaar kamid ah…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya QM Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Golaha Amaanka QM ka horsheegay in Xafiiska Soomaaliya ee QM uu…
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Seddex ruux ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhashay miino la sheegey in lagu xiray gaari noocyada yar yar ee sida…
Taliyaha qaybta Booliska ee Gobolka bari C/xakiin Yuusuf Xuseen oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Bosaaso ayaa waxa uu…
Shirkii golaha dhexe ee xisbiga EPRDF ee maalmahanba kasocday xarunta dalka ee magaalada ADIS ABABA oo lagaga hadlayay ajandayaal dhawr…
Maalmo ka hor waxaa dacwad ka dhan ah dowlada imaaraadka carabta ugudbisay qaramada midoobey dowlada fadaraalka Somaliya. Safiirka Somaliya ee…
Xildhibaanad Ruqiyo Abshir oo ka mid ahayd baarlamaanka maamul goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa caawa 8dii fiidnimo waxay dabley ku…
Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ayaa sheegaya in halkaas ay kulan ku yeesheen mas’uuliyiin ka socotay maamulka gobolka Gedo iyo…
Dawladda fadaraalka Soomaaliya ayaa shalay u yeertay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Cuthmana Al-Xamadi, oo Muqdishu kusoo laabtay Axaddii,…
Dowladda Fadaraalka Soomaaliya, ayaa golaha ammaanka ee Q.M. u gudbiyay ashtako ka dhan ah Imaaraadka Carabta. Waxay dowladda ku eedeysay…
Maraykanka, Canada, Ukraine iyo afar iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad, ayaa sheegay in mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka fadaraalka…
Urur goboleedka IGAD ayaa Isniintan maanta ah sheegay inuu mar kale ku celinayo qaddarinta uu u hayo madaxbannaanida, xudduudaha dhulka,…
Musharaxa Duqa Degmada Bosaaso Maxamed Faarax Xaaji Mire ayaa kulan la qaatay Haweenka Puntland gaar ahaan kuwa Mgaaalada Bosaso oo…
Suuqyada ganacsiga dunida ayaa ku dhawaaday inay sara kacaan, balse waxa ay Isniinta maanta aheyd mid aan xasilooneyn, kadib cabsida…
Shacabka Somaliyed oo si adag uga hor yimid darbiga Kenya ka dhisayso Xuduud beenaadka Beledxaawo. Shacabka ayaa sidoo kale fariin…
Qarax ayaa hada waxa uu ka dhacay isgoyska Saydka meel ay ciidamadu ku baaaraan Gawaarida,waxana jira qasaaro ka dhashay Qaraxa…
Guddiga Aqalka Sare oo maanta soo saaray Baaqoodii labaad ee xalinta khilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka ayaa shaaca ka…
Axmed madoobe ayaa waxaa uu sheegay in arinka ku saabsan xuduuda ay tahay mid muddo dheer soo soctay soona martay…
Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen waxay Gudi baara weerarkii lagu qaaday Guriga uu…
War-saxaafadeed ay soo saarayn qaar ka mid ah Bankiyada Soomaaliya ayaa faah faahin looga bixiyay dib u habeyn lagu sameeyay…
Kulan dhexmaray Xildhibaanada Daarood iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa la kula tegey ka dib markii la isku fahmi waayey mooshinka Gudoomiye…
Maalmo mudaaharaadyo ah iyo deganaansho la’aan ayay u tahay dadka ku dhaqan magaalada Xuduuda ku taala ee Baledxaawo ee gobolka…
John Bolton, waa nin mayal adag oo soo caanbaxay xilligii dowladda George W Bush, waxa uuna imika noqonayaa la taliyaha…
Booliska dalka Faransiiska ayaa toogasho ku dilay nin hubeysnaa oo dhowr qof xoog ku heystay dukaan weyn oo ku yaala…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa beddalay la taliyihiisii dhanka ammaanka qaranka oo noqonaya kii ugu danbeeyey saraakiil sar sare oo…
Tirada dhimashada ee qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdishu ayaa korodhay. Wasaaradda amniga ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhimashada…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa la hadlay dhigiisa dalka Ruushka Vladimir Putin si uu ugu hambalyeeyo guushii uu doorashada ka…
Maxamed Nuur oo ahaa sarkaal booliiska ah oo ka mid ahaa ciidanka booliiska ee magaalada Minneapolis ayaa Talaadadii shalay lagu…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Masar…
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad ayaa maanta soo magacaabay Safiir sare oo magaciisa la yiraahdo Xasan Xamse Asad Haashim,ka…
Rag hubeysan ayaa caawa degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Macalin Nuur waxa ay ku dileen Sarkaal ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti…
Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa loo sii qaaday saldhig booliis si su’aalo looga waydiiyo eedaymo sheegaya in uu…