Taliska Cidamada Booliska Puntland ee deegaanka Daraasu-salaam ee kuyaala xadka Itoobiya iyo Puntland udhaxeeya ayaa gacanta ku dhigay rag ku…
Browsing: Somalia
Magaalada Bosaaso waxaa maantasi diiran loogu soo dhaweeyay Duqa cusub ee ku meelgaarka ah ee degmada Bosaaso C/salaan Bashiir C/salaan oo…
Waxaan ku nool nahay duni isbedelaysa , quwadaha dunidana baratan ugu jiraan sidii ay ku qabsanlahaayeen umadaha taagta daran ee…
Buugan ayuu ka qoray Wasiirku taariikhdii iyo gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, isagoo si khaldana uqoray,isla markaana Gabayadii Sayidka ubadalay…
Madaxweyne Xasan Shiikh oo iska beri yeelay sheegashada Somaliland ee ah in uu isagu saxiixay heshiiska DP World ee Dekeda…
Gudoomiyaha shirkada DPW ayaa sheegay in aanay dawalada Fadaraalka Soomaaliya waxba ka qaadi karin, Somaliland-na ay tahay dawlad madax banaan…
Sirmaqabe xogdoon ah oo aad uga xun xaaladda uu muddada dheer ku soo jirey, ayaa Siyaasi xilli kasta uu xilka…
ADDIS ABABA, Ethiopia — It was while he was in prison that Ethiopian opposition politician Bekele Gerba first sensed change…
Masuul u hadlay maamulka Somalialnd,ayaa sheegay in dowladii Xasan Shiikh ay ufasaxday Somaliland in ay gei karto heshiisyada horumarineed,sidaa daraadeedna…
Heshiiskan oo ah mid baalmarsan nidaamka caalamiga ah ayaa waxa wada galay maamulka Somaliland,Shirkada DP World iyo dowlada Itoobiya. Heshiiska,ayaa…
Léopold Sédar Senghor waa madaxweynihii ugu horeeyay ee Senegal xukumayay sanadihii (1960–1980). Ninkaasi markuu si fiican u caateeyay dalka, Maalkii…
Jabuuti ayeynu ogayn oo Gudoomiye-xisbi qaran Nin sheegta oo lagu magacaabo Faysal Cali Waraabe ku tilmaantay Calooshiisa u shaqayste lasoo…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/PyslH-l05sQ
Wararka ka imaanaya Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in dablay la tuhunsan yahay inay ka tirsan ururka Al-Shabaab ay…
Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in NGO laga leeyahay Maraykanka shaqadii Gudigii Dib…
Heshiis saddex geesood ah oo dhex maray maamulka Somaliland, shirkadda DP World iyo Itoobiya, ayaa maanta lagu saxiixay dalka Isutagga…
Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in xalay dagaalamayaasha Al-shabaab ay dileen mid ka mid ah…
Dagaalkii qaboobaa oo markale ka dhex qarxi doona quwadaha xooga leh,kaasoo markan lagu tartamayo khayraadka dabiiciga ah. Dagaalkaas dhulka lagu…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa shalay booqday Taalada loo…
Danjire Francisco Madeira Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, ayaa ugu mahad ciliyay Dowladda Mareykanka qalab shalay…
Dowlada Fadaraalka Somaliya ayaa sheegtey in xaaladd adag oo biyo yari ahi ay ka jirto magaalooyinka qaarkood iyo dhulka baadiyaha…
Xsibiyada mucaaradka ee Jabuuti, gaar ahaan kuwii qaaddacay ka qeyb galka doorashaddii baarlamanka ee dalkaasi ka dhacdey 23-kii bishan Febraayo,…
Dowladda Maraykanka ayaa liiska argagixisada ku dartay hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugan buuraleeyda gobolka Bari…
Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa sheegay in ay tahay in ganacsatadu ay bixiyaan canshuuraadka xaqa loogu leeyahay,…
Murashax Saiid Deni waa xubin ka tirsan Kooxda DAMUL JADIID ee Gudoomiyaha Ruuxiga u yaahay Faraax C/qaadir (Faarax- SAKIIN), Shir…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee marxuum Cabdulaahi Ciid Cismaan oo…
Wasaaradda duulista hawada iyo Garoomada dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaankii ay dhowaan u qaaday deeq…
Baarlamaanka Hir-shabelle ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyaal uu magacaabay madaxweyne Waare. Shaqo joojinta ayay Xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle waxay…
Waa markii labaad oo bil gudaheeda ah oo la baajinayo safar siyaasadeed xasaasi ah oo uu ra’iisul wasaare Kheyrre ku…
Wasaarada Amniga Gudaha Xukuumada fadaraalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la dhaqan galin doono markan go’aano ay horey usoo…
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Francisco Caetano Madeira, ayaa si adag u cambaareeyay labadii qarax ee…
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa u digay Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada mucaaradka ku ah dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxa uu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Amniga iyo Dawladda…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/etJVTrWnW2M
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/0LvlJpS3HF0
Talyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay ciidanka Booliska fadaraalka Soomaaliya Jen. Bashiir Cabdi Maxamed,ayaa maanta xilka kala wareegay Jen Mukhtaar…
Tirada dhimashada qaraxyadii mataanaha ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa korortay oo gaartay 34 qof. Inta badan meydadka…
Xaflad ballaaran oo lagu daah-furayey adeegga Internetka ee Viber Optic ayaa lagu qabtay magaalada Bosaso, iyadoo ay ka soo qeyb…
Dhakhtarad sare Faadumo Cali oo si adag u difaacday Haweenka Somaliyed ee ku nool Danmark,kuwaasoo mid kamid ah Tv-yda dalku…
Faah faahin ayaa ka soo baxaya weeraro toos ah iyo qaraxyo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo Ciidamada ammaanka ay…
Dowlada Jabuti waxay ku dhawaaqday in ay ka baxday heshiiskii ay kula jirtay shirkada Dp World ee maamulida Dekeda Dooraale…
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya Dowlada fedraalka…
Dalka Jabuuti waxaa saaka looga dareeray goobaha codbixinta iyadoo dadweynuhu ay soo dooran doonaan baarlamaanka waddankaasi oo ka kooban 65-xubnood.…
Madaxweyne ku xigeenkii kilinka Oromada Mr Dr Abiyyi Ahimad,ayaa loo doortey in uu noqdo gudoomiyaha xisbiga Oromada Ee OBDO .…
Warbixin gaaban oo uu mid ka mid ah telefishinada dalka Denmark ka sameeyey kulan ay lahaayeen haweenka Soomaaliyeed ee degmada…
Shir qaatay mudo sadex cisho ah ayaa maanta kusoo gabagaboobay Magaalada kismaayo. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah…
Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa cafis ufidiyay in kabadan 1500 oo maxaabiis dhaqancelin ugu jirtay xarunta dhexe ee…
London Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya laba wiil oo Soomaali ah oo xalay fiidkii siyaasabo kala duwan loogu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/6JK9Z5BPgPk
Dalka Itoobiya waxaa ka jira guux siyaasadeed oo muddo soo jiitamayey, heerar kala duwanna soo marey. Kacdoon dadweyne oo keenay…
Halkan ka daawo muuqaalka
2016 Munich security meeting Somaliya waxaa ku metelayay Madaxweyne Xassan Shiikh. Nasiib darada dhacday ayaa ah in Sanadaha 2017 iyo…
Waxaa soo baxaya xogo dheeriya oo sheegaya in uu jiro heshiis shidaal baaris ah. Heshiiskaas waxa qayb ka ah shirkado…
Wasiirka maaliyadda ee Dowlada Fadaraalka Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in qaadista canshuurta iibka ee alaabooyinka jumlada ah…
Hakan Çavuşoğlu,waxaa uu booqashadiisa Afrika ka soo billaabayaa dalka Suudaan halkaas oo uu kula kulmayo dhiggiisa Suudaan, Bakri Xasan Saalax.…
Socdaalkii ugu horeeyey ee rasmi ah ayuu Ra’iisal wasaaaraha Canada Justin Trudeau ku marayaa dalka Hindiya, balse lama uusan kulmin…
Dowladda Fadaraalka Soomaaliya, ayaa maanta magacowdey taliyayaasha booliska, nabad-sugidda iyo asluubta, kadib kulan ay golaha wasiirada Muqdisho ku yeesheen. Taliyaha…
Waxaa dhawaan ka furmi doona Jabuti kulamo dhexmari doona dowlada Fadaraalka iyo Maamulka Somaliland. Kulamadan waxaa soo qabanqaabiyay sida xogaha…
Waxaa amaan buuxa ka jiraa guud ahaan dalka Itoobiya iscasilaadii RW Desale kadib. Majirto habayaratee wax xiisad ah oo ka…