Magaalada Bossaso, waxaa maanta lagu guuleystay in la gaaro oo rarka laga dajiyo dooni ku caariday meel u dhow dekedda…
Browsing: Somalia
Golaha wasiirada Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo dalka la gelinayo muddo seddex bilood, taas oo isla…
Miyeey soo laaban doonaan? Asalaamu calaykum Waraxmatullaahi wabarakaatuhu. Salaan dabadeed aan kula wadaago nuqulkan aan diirada ku saari…
Deegaanka Meegaagle waxaa maanta heshiis dhaxal gal ah ku kala Saxiixday Beel weynta Cumar maxamuud iyo Baharasame oo mudo Sanado…
Hayle Mariam Desalegn Ra’isalwasaaraha maanta iscasilay ayaa ahaa Injineer dhanka Biyaha ah,waxuuna sidoo kale soo noqday Macalin Jaamacada Awaasa. …
Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya oo maanta ka dhacday magaalaad Kismaayo ee xarunta KMG ah ee…
Ganacsatada Gobolkaan Banaadir ayaa kala qeyb samay kadib kulankii reysul wasaaraha xukumada fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu la yeeshay.…
Madaxad caddaalada ee dalka Koonfur Afrika, Mogoeng Mogoeng ayaa xilka madaxweynaha ee dalka Koonfur Afrika u dhaariyay madaxweyne ku xigeenkii…
Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay wada hadal u dhaxeeyay ONLF iyo Itoobiya. Shirkaasi ayay dhinacyadu…
Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa iscasilay, sida laga baahiyay telefishinka qaranka Itoobiya. Ilaa iyo haatan lama sheegin…
Hogaamiyaha ku fashilmay talada Puntland Marxuum Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu soo laabtay caaismada Puntland ee Garowe,ayaa…
NAIROBI : WAXAA MADASHA SHIRKA LAGU DHEXDHEXAADINAYO O.N.L.F. & DOWLADDA FEDERAALKA EE ETHIOIPIA SOO GAARAY MADAXWEYNE SAYID AXMEED SHEEKH MAXAMAD…
Wasiirka arimaha dibada dowlada fadaraalka Somaliya mudane Cawad oo waraysi siinaya Tv-ga SomaliCable iyo wariye Cabdixakiin cabdi ismaaciil,ayaa ka hadlay…
Wasaarada Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Canshuur dheeraad ah kusoo rogtay ganacsatada gobolka Banaadir, waxa ayna ganacsatada ka cabanayaan in aan…
Iyadoo uu ka socdo nayrobi caasimada dalka Kenya wada xaajoodka u dhaxeeya Dowlada Itoobiya iyo jamhada xoraynta Ogaden ee ONLF,ayaa…
Madaxwaynaha Suudaan ayaa bedelay Madaxa sirdoonks iyo Ammaanka, Qaranka sudan wakaaladda wararka ee SUNA ayaa Axaddii sheegtay, in dib loo…
Madaxda dowladda federaalka oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada dalka oo afartii maalmood ee…
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay munaasabada kana jeediyey khudbad taariikhi ah ayaa ka hadlay arimaha soomaaliya iyo waxyaabihii looga hadlay…
Maxkamada Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ, ayaa dhawaantan u dooratay in uu muddo seddax sano ah madaxweyne ka noqdo…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/2NdepcuZkzo
Dib u eegista Distuurka waa arrin muhiima una baahan in distuurka loo qaabeeyo hab ku salaysan rabitaanka ummadda Soomaaliyeed kana…
Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo HooyoCaasho Aadan Warsame Islaan oo saacado ka hor ku geeriyootay Garowe. Bahda Idil News…
Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ay iskugu yimaadeen siyaasiyiin, xildhibaanno hore, odayaal waxgarad, haween iyo dhalinyaro ka soo jeeda…
Waxaa caawa si rasmi ah u soo gabagaboobay Shirkii amniga ee madaxda dowlada Fadaraalka iyo madaxda dowladaha xubnaha ka ah…
Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in ay dib ufurmayaan wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda federalka…
Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii sheegtay inay cuna-qabateyn ku soo rogtay seddex qof iyo seddex shirkadood oo lagu eedeynayo inay taageeraan…
Xarunta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegaya in xarunta Maxkamada ay ka bilaabatay dhageysiga Kiis dil ah oo…
Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii sheegtay inay cuna-qabateyn ku soo rogtay seddex qof iyo seddex shirkadood oo lagu eedeynayo inay taageeraan…
Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa markii ugu horaysay waxaa ay Su,aallo toos ah waydiinaysay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,waxaana…
Maxaan U qabsoomin? Dhanka kale dadka kasoo horjeeda ayaa u arka in aysan dowlada Madaxweyne Farmaajo hogaaminayo aysan waxba…
Hal sano kaddib, kacaanka 8-da February maxaa lagu xusuusan doonaa: Muddo sanad ah ayaa ka soo wareegtay markii xilka…
Waxaa meel wanaagsan mareysa hawlgalka lagu badbaadinayo alaabta saaran doonta ku soo caaridey xeebta Boosaaso, Waxaa ku howlan badbaadinta alaabta…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Magalada Muqdisho Kulan Kula Qaatay Michael Keating. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.…
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in laga yaabo in madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma uu xilka ka dego , waxaana…
Maxkamada Caalamiga ee Cadaalada ee ku taala Magaalada Hague ee Dalka Netherlands ayaa maanta u dooratay inuu noqday Madaxweynaha Maxkamadaas…
Waxaa ka furmay magaalada Muqdisho Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka…
Siciid Maxamed Raage Wasiirka Wasaarada Gadiidka Bada iyo Dakadaha ee Puntland ayaa Faah Faahin ka baxshay Xiliga ay ka war…
Axmed Xasan Cabdi “Axmed Taajir” oo ka tirsanaa Xildhibaan Baarlamaanka Jubbaland ayaa maanta shaaciyay in uu iska casilay Xilkii Xildhibaanimo…
Waxaa Xeebta Dekeda Bosaso kusoo caaryay Dooni urarnayd Ganacsato reer Puntland ah oo siday Raashin,Bagaash iyo Gawaari. Doonidan oo…
Warar Madax banaan oo ay heshay Warbaahinta Idil News.com una Xaqiijiyeen Ilo lagu kalsoonaankaro ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee…
Galabta ayay ahayd markii maleeshiyo taabacsan maamulka Hargaysa ay gudaha usoo galeen kagana dhawaaqeen in ay la wareegeen gacan ku…
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidan ka gadooday xildhibaan dhowaan lagu xiray magaalada Kismay ay fuuleen daaro…
Waxaa maanta lagu aasay Magaalada Gaalkacyo lle ha unaxariistee Faarax Ciise Samatar oo u geeriyoodey dhaawac ka soo gaarey qarax…
Dowlada Jubaland ee Somaliyed gaar ahaan Wasaarada ciyaaraha ,ayaa ku guulaysatay in ay dib uhawlgaliso garoonkii kubada cagta ee Waamo.…
Wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan kula qaatay xarunta Safaaradda ee Magaalada Muqdisho safiirka…
Madaxweynihii hore ee dowlada Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa baajiyay socdaal uu ku tagi lahaa dalka Sweden. …
Wiilka ugu weyn dadka uu dhalay hoggaamiyihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro ayaa geeriyooday isaga oo 68 jir ah.…
Waxaa dib u dhac ku yimid magacaabidii la filayay ee Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida oo muddo saddex bilood ay…
Taliska Ciidamada Booliska ee Maamulka Puntland ayaa faafaahin ka bixiyay weerarkii shalay lagu qaaday wasiiro Dowlihii Dekadaha ee Puntland, Sidoo…
Shirka golaha Wasiirada oo maanta uu shir gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam waxaa golahu ay dood ka yeesheen Hindise Sharciyeedka…
Ma jirtaa hay’adda culumadda Somaliyeed, mase jirtaa meel ay Ummadda Somaliyed isugu tagtay oo ay ku magacaabeen hay’adda culumadda Somaliyed…
Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan dalka Qadar ayaa kulan Soo dhaweyn ah u samaysay Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Dowlada Puntland…
Halkan ka daawo muuqaalka khudbada
Innaalilaahi waa innaa Illaahi raajicuun Waxaa ku geeriyooday 26-01-2018 Dalka Sweden Marxuum XASAN CUMAR GABBOOSE Waxaana halkan tacsi ka diraya dhammaan Ehelka kala…
Qarax baabur ayaa maanta oo Sabti ah gilgilay banaanka dhisme ay dawlada Afghanistan ay leedahay oo ku yaala caasimada dalkaasi…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/oIoTaKKP7do
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii Soomaaliya looga dhaafi…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Aamina Maxamed u magacaabay Wasiirka Waxbarashada Kenya, iyadoo baneyneysa xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda oo muddo…