Beelaha Cumar Maxamuud iyo Bah-Ararsame oo dhawaan ku dagaalamay deegaanka Cagaare ee ismaamulka Somalida Itoobiya,ayaa maanta gaaray heshiis hor dhac…
Browsing: Somalia
Maareeyaaha garoomada ee Maamulka Somaliland ,ayaa sheegay in Hawada deegaamada Somaliland aysan marna hoos imaanayn maamulideeda dowlada Fadaraalka Somaliya,taasoo maanta…
Xidiggii hore ee kubadda cagta George Weah ayaa iskudaygii labaad waxa uu ku noqday madaxweynaha Liberia. Iyadoo la tiriyay…
Taageer oo codkaaga sii musharax Xildhibaan Yaasiin Cabdulaahi Cabdi’ Yaasiin waxuu ka sharaxna yahay Xisbiga Centre Party ,waxuuna u sharaxan…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay…
Maalmo ka hor ahayd markii Madaxweynaha Fadaraalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu tababar usoo xiray Cutubyo Ciidamo cusub ah oo dowlada…
Raysul Wasaarihi hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirishiid ayaa baaq udirey beelaha Cumar Maxamuud iyo bah-Aararsame ee ku dagaalamay dhulka hawdka…
Cabdisaabir Nuur Shuuriye oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya oo maanta hadal uu saxaafada siiyay si cad ugu sheegay…
Golaha walaaleenta Bulshada iyo qabyaalad diidka oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Bosaaso,ayaa waxa ay baaq nabadeed udireen dadka ku…
Madaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taas oo ah…
Xildhibaan Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroolle oo katirsan aqalka sare ee baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ,yaa shir jaraa’id oo uu saakay…
Waxaa Magaalada Muqdisho gaaray Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland,kuwaasoo oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi . …
Waxgaradka Gobolka Bari oo maanta soo booqday xaafiiska idil.Tv ee Bosaso,ayaa baaq nabadeed udiray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya…
Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland Jen Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere)oo Saxaafadda la hadlayay, ayaa sheegay in ay jiraan Dad reer…
Tiro Hoobiyaal ah ayaa Goor Dhow ku soo dhacay Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan inta u dhexeysa Gurigii Madaxweynihii hore…
Ugu yaraan 5 qof oo dhinacyadii dagaallamayey ka tirsan ayaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteen, tiro intaa ka badanna…
Gaalkacyo oo ay saamayn xoog leh ku yeesheen colaadiihi sokeeye ee Somaliya ka bilawday 1991 iyo ka horba waxay hada…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay in uu deeqaha ka jaran doono dalalka taageeray qaraarkii Qaramada Midoobay ee lagaga…
Golaha Iskaashiga Dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka ah,ayaa qoraal ay soo saareen waxay kaga hadleen sii deyntii xalay ee…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya xabsiga kasii deysay siyaasiga Cbadiraxman Cabdshakur,…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa si xooggan u cambaareeyey xarigga loo gaystay siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakuur oo habeenkii…
Wasiirka Arrimaha Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka hor-yimid amar ka soo baxay Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale, kaasoo…
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in maalinka beri fog ah la sii dayn doono Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ay ciidamada…
Magaalada Gaalkacyo waxaa shalay ku kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan adkaynta amaanka Mudug Puntland iyo maamulka aan…
Waxaa maanta la daahfuray Istiraatiijiyadda guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka shanta sano soo socota oo qeexesa arrimo ay kamid…
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa kulan gaar ah magaalada Masqad ee dalka Cumaan…
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si kulul u cambaareeyay tallaabadii Madaxweynaha Mareykanka Donald…
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si adag ugu hadlay go’aanka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ugu aqoonsaday magaalada Qudus…
Muwaadin reer Somaliland ah ayaa ciidamada gaarka u tababaran ee RRU-du waxay kala baxeen gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa,waxaana…
Shirkadda Google oo leh barta bulshada video-yada lagu shubo ee Youtube ayaa soo saartay warbixin ku aadan bartaasi, video-yada ku…
Lacago ay iska soo uruuriyeen Haweenka Gobolka Banaadir ayaa xalay waxaa dhiira gelin looga dhigay Ciidamada ilaalinta magaalada Muqdisho,iyadoo mas’uuliyiin…
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruurta ayaa ku baaqday in si deg deg ah loo soo daad gureeyo daraasiin carruur…
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal shalay galab laysugu habeen madowsaday kaas dhex maray Al-Shabaab iyo ciidamada…
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa beeniyey warqad lagu magaacaabay madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi taas oo baraha bulshada lagu qaybiyey. Masuul…
Xoghayaha guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa Antonio Guterres’ ayaa sheegay in go’aanka maamulka madaxwayne Trump ay Qudus ugu aqoonsadeen…
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Xaafada Jaamacadaha ee Degmada Hodan, dabley hubaysan ayaa xalay fiidkii waxa ay halkaasi…
Difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee magaalada Gaarisa ayaa ku eedeeyay xukuumadda Kenya in ay adeegsanayso awood xad-dhaaf ah oo ay ku…
Wasiirka Difaaca Malaysia, Hishammuddin Hussein ayaa sheegay in go’aanka madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda rasmiga ee…
Sanadki 1948-kii ayey aheyd markii shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay la isugu raacay in 10-ka December ay tahay maalinta…
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in safaaradooda a kusii sugnaan doonto caasimada Israel ee Tel Aviv, inkastoo Madaxweynaha Maraykanka uu u…
Falastiiniyiinta ayaa si xoog leh isuga soo baxay wadooyinka Gaza, si ay uga mudaaharaadaan aqoonsiga Maraykanka ee al-Quds iyagoo gubay…
INNAALILAAHI WAA INNA-ILLAAHI RAAJICUUN WAXAA 10-12-2017 KU GEERIYOOTAY MAGAALADA NAIROBI(KENYA) MARXUUMAD BAAR CISMAAN JIRAC Waxaana halkan tacsi ka diraya dhammaan Ehelka kala…
Qalabka tegnoolajiyada casriga ah ayaa la sheegayaa in looga hor tegi karo caanaha carruurta ee la been abuuro iyo dawooyinkaba.…
Dhinacayadii diyaarinayey shirkii shidaalka iyo Gaaska ee lagu waday in uu ka dhaco Nairobi bisha March ee sanadka soo socda…
Hay’ada Madaxa Banaan ee ka Shaqeysa dhanka Xaquuqda Aadanaha deegaanada Soomaaliland aya waxa ay soo saartay tacadiyada ka dhanka ah…
Ugu yaraan 45 qof ayaa ku dhimatay dagaal ka dhexeeya kooxo ka mid ah qowmiyadaha dega gobolka Western Lakes ee…
Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Ahmed Abul Qeyd ayaa ka sheegay kulanka deg degga ah ee Wasiirada Arrimaha Dibadda ee…
29 Mudane ayaa codka kalsoonida siiyey Muumino Sheekh Cumar, taas oo Xubin ka noqoneysa Gudiga Dib-u-eegista iyo Hirgalinta Dastuurka. Gudoomiye…
Isu soo bax looga soo hojeedo maamul xumida Xukumadda Israa’iil ayaa ka socoda Magaalada Tel Aviv. waxaana ka qeyb galay…
Dadka rayidka ah ayaa ahaa dhibbanayaal ay kooxo aan Dowladda ahayn u geysteen weerarro sharci darro ah – iyagoo si…
Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee Magaalada Garowe ayaa muujiyay dhibaato ay sheegeen in ay ku heysato Gudaha jeelka isla…
Ururka Al Shabaab ayaa soo saaray Bayaan ku cad mowqifkooda ku aadan go’aankii Donald Trump ee Magaalada Qudus uu ugu…
Kuuriyada Waqooyi ayaa dhaleeceyn xoog leh u jeedisay kuna tilmaamay “fal aan qummaneyn, iyo ficil xun” go’aanka madaxweynaha Maraykanka Donald…
https://youtu.be/vevCCCNIOl8
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii…
Maamulka Falastiin ayaa walaac ka muujiyay in Sucuudi Carabiya ay iska indho tirayaan xuquuqda Falastiiniyiinta ee muhiimka ah iyaga oo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe…
Diyaarad nooca Mileteriga ah oo ka timid wadanka Masar, islamarkaana siday deeq daawo ah oo gaareysa 5-tan ayaa soo caga…
Dab xooggan ayaa Goordhow ka kacay kaalin Shidaal oo ku yaala isgooyska Sanca ee Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa u muuqda…
Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha dawladda Kanada, Axmed Xuseen Dirir oo ku sugan Dalka Maraykanka ayaa Soomaalida gobolka Minnesota ku dhaqan…