Kulankaan ayaa looga hadlay sidii dib loogu soo celin lahaa Shirkaddii diyaaradaha ee Somali Airline, waxaana ka qeyb galay masuuliyiinta…
Browsing: Somalia
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlayey maalinta caalamiga ah ee ku astaysan la dagaalanka musuqmaasuqa,…
Hay`ad loogu magac daray Operational Readiness Assessment (ORA), kana shaqeysa qaabka ciidamada Soomaaliya ay ugala wareegayaan amniga AMISOM xilliga kala…
Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho, ciidamo ka tirsan dowladda ayaa halkaasi waxaa ku…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si xoogan u cambaareeyay weerarkii dilka ahaa ee lagu qaaday ciidamada nabad…
Deegaanka af Urur ee gobolka Bari ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo ciidamada Nabad sugidda Puntland. Dagaalkan…
Shir degdeg ah oo uu isugu yimid Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa lagu cambaareeyay go’aanka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump…
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Maalinta Qowmiyadaha Itoobiya, isagoo matalayay dowladda Soomaaliya.…
Tartanka Ciyaaraha maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa galabta ka furmay garoonka kubadda cagta ee Stadium Koonis, iyadoo ciyaartii u…
Waxaa heshiis buuxa laga gaaray dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo Bariga Itoobiya ku dhex maray Qowmiyada Oromada iyo Soomaalida…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsantahay go’aanka uu qaatay maalinti Arbacadii Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee magaalada Qudus uu…
Kumanaan shacabka muslimiinta reer Falastiin ayaa bilaabay bannaan baxyo looga soo horjeedo go’aanka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu magaalada Qudus…
Munaasabad lagu daah furayay Tartanka Ciyaaraha Kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ka dhacay Garoonka Koonis Stadium,…
Laacibka caanka ah ee u ciyaara kooxda Real Madris ayaa xalay ku guuleystay koobkii shanaad ee Ballon d’Or, waxaana uu iminka…
Gudoomiye ku xigeenkii degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaas uu ku furay taliyaha…
Kulanka Golaha Wasiirada ee khamiislaha ee ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen Arrimo ay ka mid yihiin…
Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa faah faahin ka bixisay rag tirsan Shabaab iyo Gaadiid ay wateen kuwaasoo isku…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa cisbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday qaar kamid ah ciidanka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Muqdisho kulna kula yeeshay Ciyaartooyda Xulka kubada Cagta Jubbaland ee…
Madaxweynaha dawladda Puntland oo ku hadlaya magaca Madaxweynayaasha dawladdaha xubnaha ka ah dawladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiska Galmudug…
Muwaadinkaan Soomaaliyeed ee Maxkmada dalka Kanada ay xukunka ku riday ayaa waxaa lagu Magacaabaa Cali Cumar Adeer waxaana loo heystaa…
Wassaaradda Arrimaha dibada kuuriyada Woqooyi ayaa sheegtey dhoolatuska balaaran ee ay wada jirka u samaynayaan Maraykanka iyo Kuuriyada koonfureed iyo…
Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljamaaca ayaa sheegay in dagaalkii Gobolada qaar looga saaray Al-Shabaab ay doorweyn ku lahaayeen…
Waxaa xalay xiligii Salaada Subax magaalada Hargeysa ku geeriyootay, Alle ha u naxariistee, Shamis Abuukar (Guduudo Carwo) oo ahayd gabadhii…
Madaxweyne Trump ee Mareykanka shir jaraa’id ayuu caawa ku aqoonsaday magaalada barakeysan ee Qudus iney tahay Magaalo Israa’iil, isagoo ku…
Wadamada Islaamka ayaa soo horjeestay go’aanka Madaxweye trump sheegay inuu qudus ugu aqoonsanayo caasimada israel . Aqalka cad ee looga…
Xildhibaan aadan ducaale oo kamid ahaa xildhibaanadii barlamaanka kenya ayaa maanta hortegay Maxkamad ku taala magaalada nairrobi . Aadan ducaale…
Ahlsuna iyo maamulka Galmudug ee Cadaado,ayaa goor dhowayd si rasmiya ah ugu kala saxiixday Magaalada Muqdisho heshiis ay ku midoobayaan.…
Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dawladda dhexe ee soomaaliya Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa waxa uu ka hadlay duruufaha heysta xiligaan garsoorka…
Madaxweynaha dawladda dhexe ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka…
Kulankan,ayaa Waxaa Soo xaadiray Xildhibaano tiradooda gaareyso 141-Mudane, Xildhibaanada ayaa waxaa loo qeybiyay Ajendayaasha kulanka maanta oo ka koobnaa laba…
Xulka kubadda cagta ee puntland ayaa tababarkoodii ugu horeeyey ku qaadanaya garoonka Banaadir stadium . Waxaana ka muuqda diyaar garow…
Sida ay qorayaan qaar ka mid ah warbaahinta waaweyn ee dalka Ingriiska ayaa waxa ay sheegayaan in sirdoonka dalkaasi uu…
Waxgaradka Puntlnd ayaa maanta kulan ku qabtay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa hesiis kala dhex dhigay Ganacsatda iyo…
Waxaa lagu wadaa in maanta oo Arbaca ah uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ku dhawaaqo in Mareykanku u aqoonsan yahay magaalada…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka iyo…
Gaalkacyo – Taliyihii Saldhigga Waqooyiga Gaalkacyo Cali Ibraahim Cali (Cali Magafe) ayaa ku dhintay qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu…
https://www.facebook.com/MaansoorHD/videos/1059872377483133/
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay maalintii labaad shirka Madaxda qaranka Soomaaliya iyo beesha…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlayay Shirka Amniga Soomaaliya oo ay ka qayb galayaan Dowladaha…
Kulankan ayaa shacabku su’aalo ku weydiinayeen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ,su’aalaha Xildhibaanada la weydiiyey ayaa u badnaa Miisaaniyada…
https://www.facebook.com/MaansoorHD/videos/1059812664155771/ [ Khudbadihii ay jeediyeen Madaxda Dalka ] Wajiga 2-aad ee shirkii London ee arrimaha Soomaliya, islamarkaana madaxda Dowladda Fedraalka…
Madaxweynaha dawladda dhexe Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleystay fulinta qorsheyaashii Lix biloodlaha ahaa…
https://www.youtube.com/watch?v=HQml49aJoFw
Shirkadda Al-Beyrak ee Maamusha Dekedda Muqdisho ayaa fulisay howl lagu hagaajinayo goobta ay kusoo xirtaan Maraakiibta oo laga soo saaray…
Heshiiskaan ayaa ku kacaya ku dhawaan $300 oo milyan oo Dollar, ayaa waxa wax looga qaban doonaa arimaha Caafimaadka, Waxbarasha…
Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dib u eegista lagu sameynayo Dastuurka…
Colombia – Edwin Orlando Mosquera oo ah bir qaade u dhashay dalkaasi Colombia islamarkaana ka qeyb-qaatay ciyaarihii Rio2016 ayaa habeenimadii…
Mdaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Miss.…
Maamulka Galmudug iyo Ehlu Sunna ayaa todobaadkan heshiis horu-dhac ah ku gaaray magaalada Jabuuti ee xaruntaa wadanka Jabuuti, waxaana dhamaystirka…
Waxaa la isku aadiyay Kooxaha kubada cagta ee maamul goboleedada Soomaaliya, kuwaas oo tartankoodu uu furmayo todobaadkan. Guruubka A -Benaadir.…
Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah bulshada Puntland, ayaa ka qayb galay kulan…
Mdaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Miss.…
Axmed Cali Cabdallah Saalah, oo ah wiil jeneral ah oo uu dhalay Madaxweynihii Hore ee dalka Yemen Cali oo shalay…
Magacaabista Libaaxa socod baradka ah ee Sucuudiga, kadib horumar deg-deg ah ayey arkeen, tobaneeyo sanadood oo isbadalku gaabis ahaa. Su’aal…
Duqa degmada Garowe Xasan Ciise [Goodir] oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa warbahinta uga warbixiyay ujeeda safarkiisa shaqo ee…
Qardho – Guddoomiyaha Gobolka Kar-kaar Cabdullaahi Maxammed Barre [Caato] oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta, ayaa go’aamo…
Wasiirka Wasaaraddda Amniga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin dhinacyo…
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa rajo aad u wanaagsan ka muujiyay shirka Amniga Qaranka ee ka furmay…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay oo Talaado ah waxay xukun ku riday 4 nin oo eedeysanayaal ah, waxaana qaarkood…