Garoowe: Xoghayaha cusub ee caasimada dawladda puntland ayaa maanta xilka kala wareegay xoghayaha cusub ee uu dhowaan soo magacaabay wasiirka…
Browsing: Somalia
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Somaliya ayaa kaga qaybgalay magaalada Abidjan e Dalka IvoryCoast shirweynaha iskaashiga hogaamiyayaasha Africa iyo Midawga Yurub. Shirkan…
Taliyaha Ciidamada Nabad-Sugida Ahlusuna Waljamaaca Cabdullaahi Cabdi Raage ayaa xaqiijiyay in ay deegaankaas Al-Shabaab ka saareen kadib markii ay damceen…
https://youtu.be/k5ARBy264h0
Bosaso – Warbixin ay baahisay warbaahinta ku hadasha af-ka Al-Shabaab, ayaa cadaysay inay ka danbeeyeen weerarkii bam-gacanka ahaa oo lagu…
Shirkii Golaha Wasiirada dowladda Puntland oo maanta ka qabsoomay xarunta madaxtooyada dowladda Puntland ee magaalada Garoowe ayaa waxaa looga hadlay…
Garowe – Dowladda Puntland ayaa maanta ka hadashay xirnaanshaha dekadda magaalada Boosaaso iyo muranka u dhexeeya ganacsatada qaar iyo dowladda,…
Cabdirahmaan Bayle Ducaale Wasiirka Maaliyadda Dowlada Federalka ayaa maanta daah-furay diwaangalinta ciidamada xoogga dalka oo markii ugu horeysay taariikhda Somalia,…
Madaxwayne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiim Cemay oo wareejiyay xogta 2,400-oo askari ayaa sheegay in dowladda Somalia looga fadhiyo xuquuq-siinta ciimadanka,…
Ciidamada amaanka Bosaso ayaa saakay waxaa lagu weeraray qarax kaasoo dhaliyay khasaare soo gaaray Ciidanka iyo shacabka. Dhaawaca lix Askari…
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Amniga Somalia Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo warbaahinta la hadlay ayaa markalle soo saaray go’aamo ku…
Soomaaliya maanta waxaa ka jira loollan adag oo u dhexeeya dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe kaas oo soo maray heerar…
USA- Donald Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa ku weeraray bogiisa Twitterka ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Theresa May, kadib markay eedaysay in uu…
Garowe- Dowladda Puntland ayaa manta waxay Dowladda Federalka Somalia ku wareejisay ciidan tiradoodu gaarayso 2,400 [ Laba Kun iyo Afar…
Waxaa maanta xilkii Xoghayaha Dowladaha hoose ee Garowe lakala wareegay Xoghayihii hore iyo xoghayaha cusub. Xafladan oo ay kasoo…
Bam gacmeed ayaa lagu tuuray Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka ee Puntland oo marayay Wadada Netko ee Magaalada Bosaso. …
Nairobi : Dhalinyaradan soomaalida ah ee lagu eedeeyey weerarkii Westgate ayaa beri la horkeenayaa maxkamada ku taala Caasimada kenya ee…
Garoowe : Shirweynihii dib u eegista xeerka shaqaalaha rayidka ee soomaaliya ayaa garoowe lagu soo afmeeray caawa . Shirkan waxaa…
lamu : Kooxda shabaab ayaa sheegtay weerar ay ku qaadeen deegaanka xeebta ah ee LAMU ay ku Gubeen Sadex baabuur…
Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda siciid maxamed raage ayaa kahadlay xaalka dekeda magaalada Boosaaso . Siciid raage ayaa beeniyey eedaymo…
Azeb Mesfin oo ah Xaaskii hore ee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Meles Zenawi ayaa lagala laabtay Xubinimada Xisbiga TPLF oo…
Ismaaciil Maxamed Culusow Wasiiru Dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta uu saacado ka hor umagacaabay Madaxweyne Waare,ayaa sheegay in uu xilkaas iska…
Muqdisho – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa manta ku guulaystay dib u soo celinta dhul uu lahaa Eebe ha Naxariistii Madaxweynihii…
Xudur – Wararka warbaahinta Idil News ka soo gaarya Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa sheegaya in uu goordhow…
Muqdisho – Howl-gal ciidamada Nabad Suggida ay ka sameeyeen deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu guuleystay in…
Jowhar – Maxamed Cabdi Awaare Madaxwaynaha Hir-shabeelle ayaa goodh dhawayd ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadiisa, kana kooban 57…
Xukuumada Kim Jong Un ee Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal ballistic ah, markii ugu horraysay tan iyo bartamihii bishii Sebtembar,…
Jowhar – Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhowaaqay liiska Golaha wasiirada xukuumadiisa oo ka kooban 47-xubnood. Golaha…
Jowhar – Xarunta maamulka Hir-Shabeele ee Jowhar waxaa xalay laga dareemayay dhaq-dhaqaaq siyaasadeed, kaasi oo la xiriira liiska magacaabista golaha…
Guud ahaan dalka Somaliya waxaa ku yaal afar dakadood oo si toos ah u shaqeeya. Dekedahaas ayaa kala shaqo…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/CTSoLcus8NI
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta si…
Ololaha ka hortagga tacadiga ka dhanka ah jinsiga ayaa ah mid looga soo horjeedo in la dhibaateeyo Haweenka iyo Caruurta…
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Maanta Ehellada Qoyskii Madaxweynihii hore eeSsoomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed Ku Wareejiyay Guri xoog Looga Haystay in…
Dowladnimadu waa nidaam iyo go’aammo ku saleysan sharciga, xeerarka iyo dhaqanka soo jireenka ah kana reebban isbarbaryaac iyo isqabqabsi. Isbarbaryaaca…
Walaalayaal waxaa laydinku wargelinayaa in daahfurka Buugga Gabayada Cismaan Yuusuf keenadiid rabi ha unaxariistee uu dhici doono maalinka AXADDA…
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, Halkaas uu ka socdo tababar la siinayo…
Hargaysa – Maxkamada Sare ee Soomaaliland ayaa manta go’aan kama dambeys ah ka gaartay doorashadii 13-kii Bishaan ka dhacday deegaanada…
Muqdisho – Xukuumada Federalka Somalia iyo Qadar ayaa ku kala saxiixday goor dhow magaalada Muqdisho heshiis horumarineed oo ku kacaya…
Indonesia – Masuuliyiinta talada dalka Indonesia haysa ayaa dadalo dheerada ugu jira daad-gureynta dadka diiday inay ka fogaadaan jasiiradda Bali…
Nairobi – Markii labaad ayaa loo dhaariyay talada dalka Kenya Madaxwayne Uhuru Kenyatta, halka ku xigeenkiisa loo raadiyay William Ruto,…
Ciiddanka Ammaanka Dalka Australi ayaa sheegay inay shalay gacanta ku dhigeen 20- jir dhalashada wadankaasi haysta, asal ahaana ka soo…
Nairobi – Police-ka dalkaasi Kenya ayaa la sheegay inay adeegsadeen sunta dadka ka ilmiyeysiisa, isku-day ay ku doonayeen inay ku…
Wafdigan ka socday Dowladda Qatar oo ka kooban illaa iyo shan xubnood waxaa madaarka diyaaraha ee Aadan Cadde ku soo…
Seychelles – Madaxweynaha Jasiiradda Seychelles Mr. Danny Faure ayaa Qasriga ayaa madaxtooyada ku qaabilay wafdiga uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda…
https://youtu.be/IfA6ej1-CpU
Nairobi- Amaanka guud ee Dalka Kenya ayaa la adkeeyay ,iyadoo xilli dhow ay si toosa u bilaami doonto caleema saarka…
Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka Maraykanka u qaabilsan Afrika ‘AFRICOM’ ayaa lagu sheegay in ciidamada Maraykanka iyo kuwa Soomaaliya…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabduaahi Farmaajo,ayaa goor dhow u ambabaxay dalka Kenya, ka dib casuumaad uu ka helay dhigiisa…
Gaza – Ururka falastiiniyiinta ee Xamas ee maamula magaalada Gaza, ayaa diiday in ay hubka dhigaan taasoo qeyb ka mid…
Garowe – Maamulka Gobolka Nugaal oo kashanaya laamaha amaanka ayaa howl-galo dhul banayn ah ka sameyay inta u dhaxaysa dooxada…
Somalia- Wasiirka cusub ee loo dhaariyay Wasaarada Difaaca Qaranka Somalia Maxamed Mursal ayaa ka hadlay qorshaha uu ku doonayo inuu…
Ethiopia – Xukuumada talada Dalka Ethiopia haysa ayaa markii ugu horaysay sheegtay in dad ka badan 20 ruux ay ku…
Hay’ada Somali Social Forum (SSF) oo isu Xilqaantay gargaarka dadkii ay raadka xun ku reebtay Abaartii guud ahaan geyiga Soomaaliyeed…
Garowe – Digreeto ku suntanayd L. No. 7 oo ka soo baxday xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Horumarinta…
Gudoomiyaha degmada goldogob ayaa beeniyey eedaymo uga yimid golaha deegaanka ee degmada goldogob . Ayaxle faarax maxamuud gudoomiyaha goldogob ayaa…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamiin Bin Axmed Al-Tani oo khadka isgaarsiinta ku wada xiriiray ayaa…
Al-Shabaab ayaa Warar ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka waxa ay ku sheegeen in ay Gacanta ku hayaan…
Madaxweynaha Dawladda dhexe ayaa berri u ambabaxaya magaalladda Nairobi, halkaasi oo uu kaga qeyb geli doono Munaasabadda berrito lagu caleema…
Dowladda Japan ayaa maaliyad ay deeqsinimo ka muuqato ku biirisey Deeq Gargaarka Degdegga ah, si ay taageerto hawsha UNICEF ee…