Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada Maraykanka iyo kuwa PSF oo dhoolatus kuwada samaynaya Xeebta Bosaso
    Somalia

    Ciidamada Maraykanka iyo kuwa PSF oo dhoolatus kuwada samaynaya Xeebta Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 17, 2023Updated:February 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhoolatus u ah garab weyn ayay Maraykanku la sameeyeen Urur ka mid ah Ciidamada PSF .

    Markab weyn iyo Helipcobtaro,ayaa Xeebta Bosaso yimid,waxayna salaan ka qaateen Ciidamada PSF oo si heer sare ah udiyaarsan kana muuqaal iyo xoog badan Afar sano ka hor.

    Dhoolatuska kadib Taliska Ciidamada PSF,waxaa kulan ku leh Agaasimaha PSF iyo Madaxda Maraykanka.

    Sida muuqata imaanshahan Madaxweyne Deni lama wargelin lagumana tixgelin,iyadoo dhoolatuska iyo kulamadu ka socdaan Xarun kasoo horjeeda Madaxtooyada Bosaso.

    Madaxweyne Deni meel walba dacwad waa ka geeyay PSF xataa gurmadka Sool,ayuu ka carooday,balse waxba kama badalin heshiiskii PSF iyo Maraykanka oo dib,ayay ubilaabatay wada shaqayntoodii.

    Maraykanku waxay horay ugu sheegeen Deni in ay ilaalinayaan nidaamka Puntland oo ay kula shaqaynayaan hogaanka PSF wareegtadii isagu dib ugu magacaabay.

    Weli waa ku sugan yihiin Saraskiisha iyo Ciidamada Maraykanku Taliska PSF ee Bosaso.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.