Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada SNM Ee Muuse Biixi oo isu diyaarinaya weerar xoog leh oo ay ku qaadaan Laascaanood
    Somalia

    Ciidamada SNM Ee Muuse Biixi oo isu diyaarinaya weerar xoog leh oo ay ku qaadaan Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada SNM ee uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi waxay qorshaynayaan weerar abaabulan oo laba waji leh…

    1.Dagaal toos ah oo ay kusoo qaadayaan Magaalada,iyagoo culayska ugu badan saari doona difaacyada Ciidamada kasoo gurmaday Mudug.

    2.Dilal qorshaysan oo ay ku dilaan haldoorka ay ugu maqaam sareeyaan Garaadada.

    Qorshaha dilalka qorshaysan ee SNM waa in ay adeegsadaan Qof reer Sool ah kana soo jeeda Beelaha Gobolka mid ka mid oo Beel kale oo isla reer Sool ah wax ka tirsanaysa.

    Tusaale”

    Waxaa la dili karaa Garaad Jaamaca/Jaanac Siyaad,iyadoo Gacanta uu gaysan karo Qof kasoo jeeda Ugaar-yahan reer Cilmi,taasoo keeni karta in uu ku burburo midnimadii dagaalka ka dhanka ah SNM.

    Hadafka SNM waa in ay ugu yaraan hadaysan qabsan karin LC naafeeyaan cududa Ciidamada difaaca Sool,gaar ahaan waxaa yool u ah kuwa reer Mudug,sida laga helayo gudaha Ciidankooda.

    Way dhici kartaa in ay maalinka berri foog ah soo qaadaan weerarkaas ama ka horaysiiyaan ama ka danbaysiiyaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.