Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dagaalka Shabaab Ee Villa Somaliya waa mid laab lakac ah oo caadifaysan Beeleed ah
    Somalia

    Dagaalka Shabaab Ee Villa Somaliya waa mid laab lakac ah oo caadifaysan Beeleed ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2023Updated:January 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalka Shabaab,waxuu umuuqdaa mid laab lakac ah oo caadifaysan salkiisuna yahay Qabiil.

    Ilaa iyo hada Ciidan Shabaab laga laayay oo la taaban karo majiraan markii laga reebo kuwa Diyaaradaha Maraykanku garaacaan.

    Xarardheere Hal Maleeshiyo loogama dilin Shabaab oo Ciidankoodii iyo Qalabkiiba waa kala baxeen.

    Waxay galeen Deegaamada Miyiga ah,iyagoo bilaabay dagaallo Guri la’ah,Qaraxyo ay la beegsanayaan Saraakiisha iyo hanjabaadyo Ganacsatada Dowlada la shaqaysa.

    Sida muuqata hadaan la helin qorshe Qaran oo laga baaraandagay lagama adkaan doono argagixisada Shabaab.

    Culayska ugu weyn,waxuu Dowlada kasoo fuulayaa Magaalooyinka ay ka baxaan Shabaab sidii loo sii hayn lahaa oo loogu heli lahaa Ciidan ku filan oo si joogta ah uheli kara Saadkooda iyo Mushahaar ay ugu samraan furimaha.

    Madaxweyne Xasan 10-sano kadib oo uu Siyaasada ku jiray,waxaa ka muuqata fudayd Siyaasadeed,caadifad Beeleed oo hoose.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    July 9, 2026

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    July 9, 2026

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    July 9, 2026
    Latest Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    Go’aano kasoo baxay Guddiga Nabad-galyada gobolka Nugaal

    Puntland iyo Jubbaland oo iska diiday ka qeybgalka kulanka Mucaaradka iyo Turkey

    Somalia’s Security Transition, Political Challenges, and the Future of the Federal Government

    WARBIXIN: Machadka IFA oo Itoobiya ugu yeeray aqoonsiga Somaliland

    Somaliland oo wada-hadal kula jirta saraakiisha Sool Bari, iyo Askar u goosatay

    Maamulka Xassan Shiikh oo Al-Shabab u aqoonsaday Xisbi siyaasadeed

    Madaxweyne Deni oo eryay Agaasimihii ‘Hay’adda Forensic Science’

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.