Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Deni oo Haweenka Puntland ku amaanay doorkooda sugida Amniga
    Puntland

    Deni oo Haweenka Puntland ku amaanay doorkooda sugida Amniga

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 18, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in ku buurista Haweenka ee Booliska Puntland ay Sare u qaaday Tayada Hay’addaha Ammaanka.

    Siciid Deni oo hadal ka jeediyay Shirweynaha Haweenka Puntland oo Garoowe ka furmay maanta, ayaa xusay in Booliskii u dambeeyay ee kasoo baxa dugsiyada tababarada ciidamada Puntland ay noqdeen hormuud, ayna Askartii kala gashay kaalmaha hore ee Shiishka iyo Oradka ahaayeen Gabdho.

    Wuxuu intaa ku daray in Garsoorka Ciidamada Puntland ay soo galeen gabdho badan, oo uu magacaabay, isagoo ku dhiirageliyay in ay labo jibaaraan dadaalkooda.

    Shirweynaha Haweenka Puntland oo saddex maalmood ka socon doona Garoowe, ayaa ay isugu yimaadeen boqollaal Haween ah oo ka kala yimid 9 gobol ee Puntland. Waxaan hal-ku-dhigga sanadka uu yahay “Haweenkeenu waa Wadnaha Puntland”.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.