Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garaadada Laascaanood oo ku Gacansayray dalabkii Geelle Ee dhex-dhexaadinta
    Somalia

    Garaadada Laascaanood oo ku Gacansayray dalabkii Geelle Ee dhex-dhexaadinta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afhayeenka Garaadada Caaqil Cabdirisaaq Maxamed Xasan oo la hadlay BBC,ayaa yiri…

    “Uma diyaarsanin wada hadalkaas,waxna kalama socono sideedana Nin qoorta kaaga taagan oo hadana ku leh ila hadal macquul ma’ahan”Ayuu yiri.

    “Shirkayagii,ayaa noo socda lamana gaarin heer aan ugudubno wada xaajood,sideedana Geelle iyo IGAD haday run sheegayaan ha saaraan Ciidamada Maamulkaas”.Ayuu yiri markale.

    “Anaga weli,waxaa Guryaha noo yaal Dhaawicii SL Dadkayaga ugaysatay,Magaaladana waa laga qaxay Boqolkiiba Sideetan”Ayuu yiri Caaqilku.

    Waa hadal dood garowshiyo leh ku fadhiya.

    Geelle iskuma helayo in uu Muuse usoo raro 40-Tan oo Hub ah,Gacanta kalana hoosaasin ku bilaabo.

    Qorshaha Geelle waa qayb ka mid ah duulaanka SNM ee Dhulka Dhulbahante.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.