Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Go’aankii Puntland Ee Baalmarka Dastuurka XSM iyo diidmada Baarlamaanka Sharciga Nisa oo is waafaqay
    Somalia

    Go’aankii Puntland Ee Baalmarka Dastuurka XSM iyo diidmada Baarlamaanka Sharciga Nisa oo is waafaqay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2023Updated:January 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta waxaa is waafaqay go’aankii Puntland ka qaadatay baal-marka XSM ee Dastuurka iyo Baarlamanka Federalka oo ka hor yimid sharcigii baal maarsanaa Dastuurka ee Hay’adda NISA.

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1614340450021969920?s=20&t=L-7i7t_gk8yhruwbB4JvrQ

    Akhrintii koobaad,ayaa lagu diiday oo inta badan Xildhibaanadu uga hor yimaadeen kuna tilmaameen,waxaan la aqbali karin.

    Qodobada ay ku diideen,waxaa ka mid ah…

    1.In uu toos uga hor imaanayo Dastuurka.

    2.In lagu xalaalaysanayo Hantida Umadda.

    3.In uu bannaynayo ku xadgudubka xuquuqda Muwaadinka.

    4.In uu yahay mid laga soo min guuriyay Xeeraraka Qaramada Midoobey iyo Maraykanka.

    Sharcigan awooda uu siinayo Madaxweynaha Fadaraalka waa in uu Qof Ganacsade ah ama Shirkad kusoo rogo cunaqabatayn kadibna isla markiiba Beesha Caalamku la qaadato oo dhankeeda kaga soo rogto.

    Sharcigan,waxaa soo qortay Madaxweyne Xasan,waxuuna uga gol leeyahay in uu Dalkan sidii Boqorkii ka noqdo.

    Hadii Sharcigan sidiisa lagu ansixiyo,waxaa dhici doonta in Ganacsade Somaliyed oo ay isqabteen Mahad Salaad ama Xasan Shiikh loo adeegsado.

    Awooda intaas le’eg looma ogolaan karo Madaxweyne Somaliyed oo dhaqankiisu yahay Eex iyo Xukun jacayl.

    Baarlamaanka Fadaraalku si indho furan,ayuu ushaqeeyay,waana ku bogaadinaynaa dhiiranaantiisa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.