Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Halkee maraysaa diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashooyinka Puntland Ee Sanaag iyo Haylaan?
    Somalia

    Halkee maraysaa diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashooyinka Puntland Ee Sanaag iyo Haylaan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guud ahaan Gobollada Sanaag iyo Haylaan ayay diiwaangelintu si habsami leh uga socotaa Maalinkii 5-Aad.

    Badhan,Dhahar,Xingalool,Buraan,Baraagaha Qol,Hafaaftimo,Laasqoray,Ceelaanyo iyo Durduris ayay Diiwaangelinta Cod bixiyayaashu si wacan iskugu duba dhacsan tahay.

    Dadku waxay muujiyeen rabitaan iyo Wadaniyad.

    Usoo bixida Diiwaangelinta ee Gobolladan waxay Bulshadu u isticmaashay awood ay ku muujinayeen in ay ku faraxsan yihiin ka mid ahaanshahooda Puntland iyo in aysan meelna kasoo gelin gooni goosatada Somaliland.

    Nidaamka Puntland guul taariikhiya oo istirastiijiya,ayuu ka gaaray in diiwaangelintu si buuxda uga hirgasho Sanaag iyo Haylaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.