Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Heshiis laga gaaray khilaafkii Dekedda Boosaaso
    Puntland

    Heshiis laga gaaray khilaafkii Dekedda Boosaaso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 18, 2026Updated:July 18, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Puntland iyo Ganacsatada ayaa heshiis ka gaaray khilaaf soo kala dhexgalay maalmihii lasoo dhaafay, kaas oo salka ku hayay khidmad dowladdu ku kordhisay Maraakiibta kusoo xirta Dekedda Boosaaso.

    Sida ku cad heshiiska Dowladda Puntland ayaa tanaasul ka muujisay go’aankeeda la xiriira in khidmada Maraakiibta laga qaadayo tahay $8, iyadoo laga dhigay $5 oo Kali ah, taas oo ay ku raaceen ganacsatadu.

    Wasiirka Amniga Puntland, Ibraahim Xaaji Bakiin ayaa sheegay in heshiiskan uu dhaqangalay, ayna shaqeynayso Dekedda Boosaaso.

    Kaddib heshiiska, ilaa 12 Doomood ayaa ku xirtay Dekedda, kuwaas oo sida badeecaddo kala duwan, waxaana ku qulqulaya Dekedda boqollaal Gaadiidka xamuulka qaadan ah.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.