Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ilhaan Cumar oo markii Sadexaad loo dhaariyay Kongarayska Maraykanka
    Somalia

    Ilhaan Cumar oo markii Sadexaad loo dhaariyay Kongarayska Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilhaan Cumar oo laga doorto Degmada Shanaad Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota,ayaa markii Saddexaad Talaadadii loo dhaariyay xubin ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Congress-ka Mareykanka.

    Ilhaan oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga,ayaa bishii Novermber ee sannadkii hore mar kale dib loo soo doortay.

    “Kursigani aniga kaliya malehi,waxaa isla leh kumannaanka Qof ee aan ku metelo, kuwaas oo doonaya wakiil u dagaalama” Ayay barteeda Twitter-ka kusoo qortay.

    https://twitter.com/Ilhan/status/1610358859167563783?s=20&t=eoZ7fJEkzvZL2WoaOuPIDw

    Waxay sheegtay in u dagaallami doonto sidii wax looga qaban lahaa cimilada,xuquuda shaqaalaha iyo ilaalinta Dimuqraadiyadda.

    Ilhaan Cumar,ayaa dabayaaqadii 2018 noqotay Qofkii ugu horreeyay ee Somali-Mareykan ah oo ka mid noqda Congress-ka Mareykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.