Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Laamaha amaanka Puntland oo kulan ka yeeshay Diiwaangelinta Codbixiyayaasha
    Somalia

    Laamaha amaanka Puntland oo kulan ka yeeshay Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boosaaso, January 04, 2023: Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa kulan ku saabsan sidii hab midaysan looga wada shaqayn lahaa sugudi amniga Doorashada qof iyo cod laqaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida Puntland ee gobolka Bari.

    Shirka waxaa ka qayb ahaa sraakiisha Police,PMPF,Daraawiishta,PISF iyo PICA.

    Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland ayaa saraakiisha ciidamada qalabka sida ee gobolka Bari ka howlagaya doorashada qof iyo cod faray in ay bulshada siwayn loogu dhimriyo inta lagu jiro diwaangalinta doorashada isagoo xusay in laga hortago waxkasta oo amniga lid ku ah.

    Sidoo kale shirka waxaa qayb ka ahaa Gudoomiyaha iyo saraakiisha ururka Sin cad,Saraakiisha ciidamada ayaa masuuliyiinta ururka warbin kasiiyay xaaladihii amni ee ugu danbeeyay lawadaay iyagoo sheegay in had iyo jeer dhammaan ururada ay sisiman ula shaqaynayaan.

    Gudoomiyaha ururka Sin Cad Eng Jabiye ayaa uga mahadceliyay saraakiisha ciidamada qalabka sida wanaagsan ay ula shaqeyaan ururada isagoo xusay in loo baahan yahay wadashay dhinac kasta.

    DHAMMAAD

    WIXII FAAH-FAAHIN KALA XIRIIR

    XAFIISKA WARFAAFINTA
    CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND

    E-mail: media@police.pl.so / info@police.pl.so

    Facebook: https://www.facebook.com/PLPoliceForce/

    Twitter:

    https://twitter.com/PLPoliceForce

    Telegram

    https://t.me/plpoliceforce

    Instagram:

    https://instagram.com/plpoliceforce

    YouTube:

    https://youtube.com/@plpoliceforce

    LinkedIn:

    https://www.linkedin.com/company/puntlandpoliceforce/

    Website: https://police.pl.so

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.