Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Lix Qodob oo macno tiray Shirka Somaliya iyo Madaxda Wadamada Ciidamadooda joogaan Somaliya
    Somalia

    Lix Qodob oo macno tiray Shirka Somaliya iyo Madaxda Wadamada Ciidamadooda joogaan Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka waxaa wadata Dowladda Mareykanka oo dooneysa in Wejiga Labaad ee Dagaalka Alshabaab ka dhanka ah ay ATMIS ka qeyb noqoto.

    Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab Wajigiisa Labaad,waxaa lagu xoreynayaa Galbeedka Webiga Shabelle.

    Shirkan,waxaa kaloo taageero Siyaasadeed iyo mid dhaqaalaba ku bixinaya Madaxweynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Geelle.

    Shirkan,waa macno beelay markii si sax ah loo dul istaago.

    1.Sida deg-dega ah ee isla saakaba looga soo saaray Warmurtiyeedka.

    2.Amniga Muqdisho oo aan la’isku hallayn karayn,isla markaana Saaka Hoobiye-yaal lagu garaacay Garoonka diyaaradaha,waxaa ku gubtay Haamo Shiidaal,iyadoo uu ku dhaawacmay Qof Ajanabiya.

    3.Madaxwaynaha Uganda & Burundi oo iska diiday kasoo qayb galka Shirkan.

    4.Eritrea oo la doonayey in ay ka qeyb noqoto Shirka,waxaa hor istaagtay Jabuti.

    5.Shirka oo ahaa Waddamada Ciidamadu ka joogaan Somaliya (Troop Contributing Countries) ayaa markii Ugaanda Shuruudo ku xirtay loo beddelay Shirka Waddamada deriska ah (Front Line Countries)

    6..Amniga Shirka oo ay sugayeen Ciidamada Uganda Forces ATMIS CHAPTER SECTOR 1,iyadoo laga fogeeyay Ciidamada Somalida oo idil,taasoo meesha ka saartay Qabkii Xasan ka dhex raadinayay ku qabsoomida Shirkan ee Muqdisho.

    Waxa ugu weyn ee Shirkan laga tilmaami karo ,waa in mudo xileedkii Labaad ee Madaxweyne Xasan ay Madaxdan iskugu timid Muqdisho.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.