Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Lixdan Sano kadib Tirada Dadka Shiinaha oo hoos Udhacday
    Somalia

    Lixdan Sano kadib Tirada Dadka Shiinaha oo hoos Udhacday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoos u dhac,ayaa ku yimid tirada bulshada Shiinaha markii ugu horreysay Muddo 60-sano ah.

    Diiwaanka Carruurta dhalaneysa,ayaa muujinaya heerkii ugu hoseeyay,iyadoo 1000-kii Qof ay dhalayaan 6.77 Carruur ah.

    Tirada Bulshada Shiinaha sanadkii hore waxay gaartay-1.4118 billion- tiradaas oo ka yar 850,000 qof tiradii la diiwaangeliyay sanadkii 2021-ka.

    In muddo ah waxaa uu hoos dhacayay tirada carruurta Shiinaha, arrintaas oo keentay in isbaddal lagu sameeyo siyaasaddii ilma dhalidda lagu yareyanayay.

    Markii ugu danbeysay uu hoos dhac ku yimaado tirada dadka Shiinaha waxay aheyd Lixdamaadkii markaas oo uu la daalaa dhacayay dhibaatooyin ka dhashay macaluul.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka iyo Iran oo ay ubadan tahay in heshiiyaan

    April 16, 2026

    Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay

    April 16, 2026

    Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya

    April 16, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka iyo Iran oo ay ubadan tahay in heshiiyaan

    Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay

    Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya

    In ka badan Boqol Xildhibaan iyo Seneter Oo soo saaray Baaq

    Puntland oo Xasan Shiikh ugu baaqday in uu qabto Shir Deg-deg ah

    Trump oo Xabad joojin dhexdhigay Israa’iil iyo Lumnaan

    Somaliland rejects Somalia’s claims over its diplomatic engagement with Israel

    Dowlada Israa’iil oo Safiir usoo dirsatay Somaliland

    Beesha caalamka oo udigtay Maamulka Xasan Shiikh

    Maraykanka oo xiray Marinka Hurmus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.