Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma dhabaa in Madaxweyne Xasan hor istaagay Mashruucii dhismaha Wadada Garacad-Goldogob?
    Somalia

    Ma dhabaa in Madaxweyne Xasan hor istaagay Mashruucii dhismaha Wadada Garacad-Goldogob?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2023Updated:January 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladii Farmaajo,ayaa xiligeedii diyaarisay Mashaariic laga dalbanayo African Development Bank (AFDB).

    Mashaariicdaas oo ku kacayay 68-Milyan oo dolar,waa laga qadiyay Puntland xliigaas.

    Kaliya waxay PL ku lahayd Wado Jid cadde ah oo $2-Million ku kacaysa iskuna xiraysa Gaalkacyo-Galdogob oo Odoyaal kasoo jeeda Beesha Leelkase ay ula tageen Fahad si Abtinimo ah.

    Dowlada Xasan markay talada la wareegtay,waxaa laysla gartay in lasaxo Mashruucaas Puntland qoondadeedii laga siiyo.

    Balse Madaxweyne Xasan ma fulin ballanqaadkii sidii uu ahaa Mashruucaas,ayuuna udaayay.

    Haatan Lacagtii Mashruucaas,waa lasoo ogolaaday,iyadoo ay Puntland ku leedahay 2-Milyan oo dolar qura.

    Madaxweyne Xasan danbiga Labaad ee uu ka galay reer Puntland waa in uu 2-Milyan ee ku jirta Mashruucaas uga dhigay 50-Milyan si waadixana uga sheegay xarig jarkii Dekeda Garacad.

    Isku soo wada duuboo arinkan,waxuu ubaahan yahay in la saxo oo Mashaariicda iyo Siyaasada lakala saaro.

    Madaxweyne Xasan tani waxay ku tahay cadayn xaqiijinaysa Eexda iyo musuqa lagu xanto.

    Puntland uma dhutin doonto wayna dhisanaysaa Wadada Garacad-Goldogob hadii la Gacan bidixeeyo sida hada muuqata.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.