Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maamulka Deegaanka Somalida Ee Wadanka Itoobiya oo ka qayliyay Dhul balaarsiga Oromada iyo Canfarta
    Somalia

    Maamulka Deegaanka Somalida Ee Wadanka Itoobiya oo ka qayliyay Dhul balaarsiga Oromada iyo Canfarta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamulka Dowlad Deegaanka Somalida ee dalka Itoobiya,ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Deegaanada dariska ah ay xadka ka wadaan uu ku jiro damac dhul balaarsi ah gaar ahaan Oromada iyo Canfarta.

    Cali samriye Sigad, Wasiirka xafiiska arimaha deegaanada iyo xalinta isku dhacyada,ayaa sheegay in Dhul ballaarisga ay wadaan Oramada iyo Canfarata uu dhaliyay khasaare xooggan isla markaana hadda khalkhal laga dareemayo caasimadda Deegaanka ee Jigjiga.

    “Degmada Gurre-dhaamaalo maalmihii ugu dambeysay waxaa lagu soo qaaday dagaal la doonayay in shacabka lagu barakiciyo”

    “Degmada Ceelkari Shalay iyo Maanta oo u dambeysa dagaal,ayaa ka socda”

    “Magalaadii Diridhaba iyadna waxaa la doonayaaa in gacanta Somalida laga wareejiyo oo Gacanta Oromada la galiyo, xaqiiqdii Diridhaba waxay ahayd magaalo Somaliyed.

    “Way iska cadahay dhul balaarsiga ay siyaasiyiinta Oromadu wadaan”.

    Hadalkaan,ayuu ku sheegay shir ja’aarid uu ku qabtay magaalada Jigjiga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    July 9, 2026

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    July 9, 2026

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    July 9, 2026
    Latest Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    Go’aano kasoo baxay Guddiga Nabad-galyada gobolka Nugaal

    Puntland iyo Jubbaland oo iska diiday ka qeybgalka kulanka Mucaaradka iyo Turkey

    Somalia’s Security Transition, Political Challenges, and the Future of the Federal Government

    WARBIXIN: Machadka IFA oo Itoobiya ugu yeeray aqoonsiga Somaliland

    Somaliland oo wada-hadal kula jirta saraakiisha Sool Bari, iyo Askar u goosatay

    Maamulka Xassan Shiikh oo Al-Shabab u aqoonsaday Xisbi siyaasadeed

    Madaxweyne Deni oo eryay Agaasimihii ‘Hay’adda Forensic Science’

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.