Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo ujawaabay Madaxweyne Xasan Shiikh
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo ujawaabay Madaxweyne Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qodobadii kasoo baxay Shirkii Xamar ee Wadatashiga Qaran,ayuu dul istaagay qeexayna mowqifka Dowlada Puntland.

    “Laba Qodob,ayaanan wax ka saxiixin Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkaas,kuwaasoo kala ahaa sida Garsoorkeenu noqonayo iyo Maamulka Dowladeed ee Fadaraalka iyo heer State”Ayuu yiri Madaxweyne Deni.

    “Garsoorka,waxaan ka rabnaa in uu noqdo mid madax banaan oo ku fadhiya xeerarkeena iyo Dastuurkeena balse waxaa meesha la keenay wax khilaafsan Dastuurkeena,waana diiday in aan saxiixo oo awoodayda Dastuuriga ah,ayaan ii ogolayn,waxaana go’aansaday in aan idin kula soo laabto.”Ayuu yiri M.Deni.

    “Qodobka Labaad waa sida uu noqonayo heerarka Maamul Dowladeed ee Dalka,waxaana Shirka la keenay wax ka duwan waxaanba filaynay oo waxaa lasoo diyaarsaday wax ku celinaya Dalka awoodii Dhexe kana hor imaanaya Fadaraalkii iyo Dastuurkii”Ayuu yiri Deni.

    “Beri,ayaan soo saaraynaa Warqad aan ku cadaynayno mowqifkeena kadib wadatashi aan samaynay”Ayuu yiri markale M.Deni.

    “Dowlada Fadaraalka,waxaan kula shaqaynaynaa waxa uu qabo Dastuurka Puntland iyo kan Fadaraalka”Ayuu yiri M.Deni.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.