Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Majiro wax la yiraahdo Shir Culumo Somaliyed oo Xamar ka furmay ama kusoo xirmay.
    Somalia

    Majiro wax la yiraahdo Shir Culumo Somaliyed oo Xamar ka furmay ama kusoo xirmay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoonka Culumada Somaliyed,waxuu la mid yahay…

    1.Xiriirka Kubada Somaliyed.
    2.Gudoonka dhaliinyarada Somaliyed.
    3.Gudoonka Dhaqaatiirta Somaliyed.
    4.Gudoonka Ganacsiga Somaliyed.
    5.Gudoonka Haweenka Somaliyed.

    Dhamaantood waa waxba kama jiraan loo samaystay in Lacag looga cuno Safaaradaha Xalane degan..

    Waa og yihiin Safaaraduhu waana la socdaan in ay yihiin wax Muqdisho ku kooban.

    Safaaradaha Xalane ku yaal iskabadaa Magacyadaas Mashruucyada looga cunee,Madaxweynaha Somaliya waxay u arkaan mid aan awood badan lahayn oo kalsooni,doorasho shacab,awood qaybsi federaal iyo Xisbiyo heer federaal ah aan ku imaan,isla markaana aysan talada dalka Somaliya Gacanta ugu wada jirin oo Teendhada Xalane ee lagu doortay ku kooban.

    Shiikh Soomoow iyo Cali Wajiis Qolooyin ay kala hogaaminayaan,ayaa isku dayaya in ay Indho sarcaad ku maraan Safaaradaha Xalane.

    Majiro wax la yiraahdo Shir Culumo Somaliyed oo Xamar ka furmay ama kusoo xirmay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.