Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo hor istaagay qorshihii loogu wareejin lahaa Raas-caseyr Imaaraadka
    Somalia

    Maraykanka oo hor istaagay qorshihii loogu wareejin lahaa Raas-caseyr Imaaraadka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 17, 2023Updated:February 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulan aan la xaqiijin karin Saacada uu dhacay ayay la yeesheen Madaxweyne Deni Rag ka socda Maraykanka,waxayna usheegeen si cad in uusan ku deg-degin Fikta kore ee Gardafuu oo ah Dhuubta caalamka kana fiirsado rabitaankiisa ah in uu soo geliyo Imaaraadka.

    Kulankaas kadib isbadal weyn,ayaa ku yimid qprshihii Madaxweyne Deni iyo Imaaraadka ee Gardafuu.

    Waa markii Sadexaad oo Deni uu udigo Maraykanku.

    Markii ugu horraysay waxay ahayd socdaalkiisii Shiinaha oo uu Shirkado Shidaal kula soo kulmay,kadib soo laabashadiisii ay Adis-ababa kula kulmeen Laba Safiir iyo masuul sare oo Maraykan ah loona sheegay in uu iska ilaawo Shidaal iyo Shiinays.

    Digniintii Labaad waxay ahayd Shaqaaqadii ugu danbaysay ee Garowe oo Safaarada Maraykanku soo wacday una sheegtay in dhamaan laga saarayo Shaqaalaha QM iyo hay’adaha caalamiga ah haday Xabbad danbe ka dhacdo Garowe.

    Sida muuqata Deni waa damiin siyaasadeed Laaca arka,balse Laagga aan firin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.