Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa uqabsoomay Booliska Puntland Sadexdii Bilood Ee ugu danbeeyay?
    Somalia

    Maxaa uqabsoomay Booliska Puntland Sadexdii Bilood Ee ugu danbeeyay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Booliska Puntland waa Hay’adda ugu weyn ee sharci fulinta rayidka ah ee Puntland sida ku cad Qodobka 86-aad ee Dastuurka Dowladda Puntland.

    Ciidamada Booliska waxay u shaqeeyaan sida Ciidanka Booliska Adduunka ( Interpol), shaqooyinkooda waxaa ka mid ah..

    1.La-dagaalanka dambiyada.
    2.Xakameynta Taraafikada.
    3.Illaalinta Nabadgelyada bulshada.
    4.Ka hortagga Argagixisada.

    Ciidanka Booliska Puntland waxaa la Aas-aasay sannadkii 1998-dii.

    Jen.Muumin Cabdi Shire oo xiligan hogaanka uhaya mudadii gaabnayd ee uu hogaaminayay,waxuu hirgeliyay waxqabad la taaban karo oo kala ah…

    1.Diyaarinta Qorshaha 5-ta Sano soo socota
    2.Hirgelinta Warshada Tuutaha Ciidanka PL.
    3.Dhisida Kaydka shidaalka Booliska PL.
    4.Sixida habka Ciidanku ushaqeeyo.
    5.Tiro koobka Ciidanka oo lasoo afmeeray.
    6.Hirgelinta Adeega xiriirka Booliska dhexdiisa
    7.Hirgelinta Adeega Bulshadu kula xiriiri karto.

    Markii la qiimeeyo sida hogaanka cusub uwado dar-dar gelinta shaqo,waxaa la filan karaa isbadal muuqda oo mudo gaaban ku hirgala.

    Shaqada socota ka weyn mid ku kooban ismuujin ama Camera-da Baraha Bulshada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.