Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaad ka og tahay Dhulalka danta guud Ee Xasan Shiikh ku tagrifalay
    Somalia

    Maxaad ka og tahay Dhulalka danta guud Ee Xasan Shiikh ku tagrifalay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa la ogyahay in dhulal badan oo shacabka ka dhexeeyey la iibiyey ama si aan caddaalad ahayn looga raray dadkii deggenaa. Qaar ka mid ah dhulalkaas oo loo adeegsaday si aan waafaqsanayn danaha guud ee dalka waa kuwan:

    1.Dhulkii Warshadda Baastada

    1. Dhulkii Garoonka Jeenyo
    2. Dhulkii Xero Shiino
    3. Dhulkii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha
    4. Dhulkii Garoonka Horseed
    5. Dhulkii Warshadda Caanaha
    6. Dhulkii Carwada Qaran
    7. Dhulkii Guryaha Bangiga ee Buula Xuubey
    8. Dhulkii Shiirkole
    9. Dhulkii Dab-damiska
    10. Dhulkii Garoonka Waxool
    11. Dhulkii Warshadda Sigaarka
    12. Dhulkii Xerooyinka Ciidamada

    14 . Dhulkii Nabad-sugidda

    1. Dhulkii Warshadda Daawada
    2. Dhulkii Garoonka Gaadiidka
    3. Dhulkii Wasaaradda Maaliyadda ee degmooyinka
    4. Dhulkii Warshadda Birta
    5. Dhulkii Guryaha Kalluumaysiga
    6. Dhulkii Garoonka Madbacadda
    7. Dhulkii Ciidanka Cirka
    8. Dhulkii Ciidanka Badda
    9. Dhulkii Ciidanka Saraakiisha

    24 . Dhulkii Warshadda Isgaarsiinta

    1. Dhulkii Daaqa Qaranka
    2. Dhulkii Xero Guulwade.

    Haddii aad u aragto in dhulka Danta Guud ee aad xuquuqda u lahayd ay dowladdu si aan sharci ahayn u maamushay, waxaa kuu furan inaad xuquuqdaada ku raadiso marin sharci ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.