Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaad ka xasuusataa Dhalinyaradii SYL qaybta ka ahaa Ee “Goosan”?
    Somalia

    Maxaad ka xasuusataa Dhalinyaradii SYL qaybta ka ahaa Ee “Goosan”?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Goosan”

    Waa urur SYL ku dhex jirey oo dhallinyaro aqoon leh isku biirsadeen,waxaa ka mid ahaa Shaqadooda:

    1. Ilaalinta Fhaqanka Somaliyed
    2. Ururinta Suugaanta
    3. Barashada far Somaliga iyo Luuqadaha kale
    4. Ka hortagga Gumaysiga Dhaqankiis iyo Qodobo kale.

    Raggan ka muuqda masawirkan,gaar ahaan Yaasiin Cismaan iyo Xasan Cali Mire waxay ahaayeen dhallinyaro dibadda wax ku soo bartay Aqoon sare leh.

    Shaqadooda tacliinta guud oo ay wadeen waxaa uga weynaa, in ay Isha ku hayaan oo dadka uga digaan dhaqanka gumaysigu Waddankeena keenay.

    Cismaan Keenadiid waa Ninka horseeday, in Somalidu Afkeeda iyo Xuruuftiisa aaminto waxna ku qorati..

    “AFKEENNA IYO FARTIISA WAA HAL KU DHEG”.

    Yuusuf Nuur wuxuu dib u Aasaasay Shaqadii Goosanka.

    Yuusuf,wuxuu hirgeliyey in Far Somaliga la qabad siiyo Aaladda casriga ee Computerka.

    Sidoo kale wuxuu dib u bilaabay in Far Somaliga la barto,maadaama Far Somali Laatiin aysan ku filnayn Af Somaliga,si afka Ereyadiisa oo idil loo kaydiyo.

    Yuusuf Cismaan Nuur.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.