Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaad looga hadlaya kulanka Deni iyo haldoorka Nugaal?
    Puntland

    Maxaad looga hadlaya kulanka Deni iyo haldoorka Nugaal?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 28, 2026Updated:June 28, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa saaka kulan la yeelan doona Odayaasha dhaqanka, Ganacsatada iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Nugaal.

    Madaxweyne Deni ayaa kala hadli doono haldoorka Nugaal ilaalinta Amniga gobolka, waxaana si gaar ah diirada loo saari doonaa maleeshiyaadka uu hoggaaminayo Jimcaale Jaamac Takar ee saldhig ku leh duleedka Garoowe.

    Dhammaadka kulanka, Madaxweyne Deni iyo haldoorka Nugaal ayaa la filayaa in lagu gaaro go’aan saameyn doona xasiloonida mandiqada, iyadoo la kala qaadan doono waajibaad.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.