Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay isku casileen Labada Xubnood ee ka mid ah Gudiga Baarlamaan Ee Xaalka Laascaanood loo saaray?
    Somalia

    Maxay isku casileen Labada Xubnood ee ka mid ah Gudiga Baarlamaan Ee Xaalka Laascaanood loo saaray?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Aadan Madoobe waa dadaalay,waana qaatay doorkiisii Masuulnimo ee Shacabka Laascaanood.

    Gudi 10-Xubnood ka kooban,ayuu usaaray soo ururinta xogta dhabta ah ee xasuuqa Shacabka loo gaystay.

    Balse Laba Xubnood,ayaa iska casilay Gudiga oo kasoo jeeda Beesha Direed cadaadisna laga soo saaray dhanka Hargaysa.

    Gudoomiye Aadan Madoobe,waxaa laga rabaa in uu Shaqada ufasaxo 8-da Xubnood ee kale oo Gudigu ka kooban yahay.

    Gudigaas xogtiisu waa umuhiim qadiyada Laascaanood,waxayna wax ka tari doontaa in Muuse lagula xisaabtamo danbiyada uu ka galay Shacabka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.