Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka dhigan tahay gaarida Ciidamada PSF Ee Xarardheere?
    Somalia

    Maxay ka dhigan tahay gaarida Ciidamada PSF Ee Xarardheere?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “1924:- Hobyo Sultanate soldiers stand infront of Sultan Ali Yusuf’s fort”

    “1924-kii ~ Ciidamo ka tirsan Saldanada Hobyo ayaa soo hor istaagay qalcadda Suldaan Cali Yuusuf Keenadiid ee Hobyo”

    Waa taariikh in Maanta dib ugu soo dabaalida nidaam Dowladeed Degmooyinka Xarardheere iyo Hobyo ay qayb ka yihiin Ciidamo kasoo jeeda Suldaankii 150-sano ka hor Dowladnimada ka hirgeliyay halkaas.

    Ciidamada PSF oo qayb ka ah hawlgalka sifaynta argagixisada ee socda,ayaa galay Xarardheere.

    Si gaar ah Ciidanka PSF,waxuu ula hawlgalayay taageerayaasha Maraykanka iyo Ciidamada kale ee Danab.

    Puntland taariikh bay ku leedahay la dagaallanka argagixisada.

    Xarardheere waa Saldhigii Labaad Alshabaab oo culays xoog badan ku hayay Gobollada Dhexe ilaa Bosaso.

    Saldhigaas,waxuu saari jiray kooxaha argagixisada uqaabilsan isqarxinta,Madax jabinta,Baad qaadista iyo xiriirada Taleefoonada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.