Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Midowga Yurub oo ‘Sool Bari’ u aqoonsan dhul halis ah
    Puntland

    Midowga Yurub oo ‘Sool Bari’ u aqoonsan dhul halis ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 12, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sidda ku cad šŒš€š (Khariirad) lagu muujiyay warbixin kasoo baxday, Midowga Yurub ayaa u aqoonsan deegaanada Sool Bari ee xaruntoodu tahay Laascaanood ‘Aag halis ah’ oo aysan maamulin Puntland iyo Somaliland, gacantana ugu jiro maleeshiyaad hubeysan.

    Sidoo kale, gobolka Sanaag ayaa Khariirada lagu caddeeyay in ay u kala qeybsan yahay labo dhinac, ayna kala maamulaan Puntland iyo Somaliland. Halka deegaanada Koonfurta lagu muujiyay Khariirada in badi ay gacanta ugu jiraan kooxda argagaxisada ah ee Al-Shabaab.

    Tan ayaa ah xaqiiqada dhabta ah ee Caalamku ka aaminsan yahay Soomaaliya, iyadoo hoggaamiyayaasha Koonfurtu Soomaalidu ka fog yihiin waaqaca.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.