Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay nuxurka heshiiska dhexmaray Laftagareen iyo Musharaxiinta KG?
    Somalia

    Muxuu yahay nuxurka heshiiska dhexmaray Laftagareen iyo Musharaxiinta KG?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2023Updated:February 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn Madaxweyne Laftagareen iyo Musharaxiinta Koonfur-galbeed waxay ku heshiiyeen Sadex Qodob oo kala ah…

    1.In mudo xileedka Madaxweynanimo ee Laftagareen loogu kordhiyo mudo Hal Sano ah.

    2.In Baarlamaanka hada jira mudo xileedkiisa ku ekaado Sanadkan dhamaadkiisa.

    3 In Bisha 11-Aad ilaa Bisha 12-Aad Odoyaasha dhaqanka ay soo xulaan Xildhibaanada cusub.

    Madaxweyne Laftagareen?

    Waxaa Sharci noqotay mudo kororsigiisii Sanadka ahaa.

    Waxaa la aqbalay dalabkiisii ahaa in Baarlamaanka hada jira lakala diro.

    Golaha Baarlamaanka KG ee hada jira,ayaa mudo xileedkoodu ku ekaa ilaa Sanadka 2024,balse Laftagareen oo shaki weyn ka qaba in ay dib u dooran doonaan,ayaa ku adkaystay in ay isku mudo noqdaan Madaxtooyada iyo Baarlamaanka.

    Mucaaradka KG?

    Mucaaradku waxay heleen mudo cayiman oo ay doorashadu ku dhacayso,iyagoo ku badashay aqoonsiga mudo kororsiga Lafragareen.

    Shacabka KG?

    Shacabka caadiga ah ee KG waxay heleen xasilooni iyo in aan dushooda aysan isku hardin Siyaasiyiin Kuraas isku haysata.

    Guud ahaan Somaliya?

    Si guud is afgaradka reer KG waxay xoojinaysaa Dowladnimada iyo xasiloonida Dalka.

    Waa wax lagu farxo oo mudan in la bogaadiyo.

    Halkan ka daawo muuqaalka Warmurtiyeedka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.