Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland iyo Beesha Caalamka oo ku kulmaya Nayrobi
    Somalia

    Puntland iyo Beesha Caalamka oo ku kulmaya Nayrobi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulanka Beri foog Afar Saac ku dhexmari doona Puntland iyo BC Nayrobi waa umuhiim Dowlad dhiska Somaliya.

    Puntland waxay la wadaagaysaa BC doodeeda ay ka qabto khilaafka iyada iyo Dowlada Fadaraalka dhexyaal.

    Waxay soo bandhigi doontaa qorshaheeda ku aadan diyaar garowga in lawada hadlo.

    Sidoo kale Mashaariicda horumarineed ee ka yimaada BC,ayaa kulanka looga xaajoon doonaa.

    Villa Somaliya kooxda fadhida xiligan,waa ku filnaan waayeen in ay hogaamiyaan Dalka,waxaa khasab noqotay in girgirka lagula dhago oo aan lagu halayn Dowladnimada.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.