Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo xukun ku riday 5 Nin oo ku Eedeysan Kufsi-wadareed (Daawo)
    Puntland

    Puntland oo xukun ku riday 5 Nin oo ku Eedeysan Kufsi-wadareed (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 2, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobolka Nugaal, ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 5 nin oo ku eedaysan kufsi la sheegay in uu ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

    Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil ah ku riday shan dhalinyaro ah oo kusfi wadareed 22 bishii la soo dhaafay ee February  gabar ugu gesytay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

    Xeer ilaalaiye ku-xigeenka guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax, ayaa sheegay in eedeysanayaashadilka toogashada lagu xakumay loo cuskaday Suuratu Maa’ida Aayadda 33aad, xeeraka kusiga iyo xeerka afka cinqaabtaSoomaaliyeed.

    Dhaliyarada kufsiga geysatay oo la sheegay in ay qirteen falkan ayaa afar kamid laga soo qabtay magaalada Qardho, halka midka kalana laga soo qabtay Gaalkacyo, waxaana la go’aamiyay in kiiskooda lagu galo Garowe.

    Sidoo kale Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa fartay Taliyaha xabsiga dhexwe ee Garowe in eedeysanyaashan xabsiga ku hayo inta xukunkooda oo faahfaahsan soo baxayo.

    Magacayada dhalinyarada la xakumay

    1. Cabdirisaaq Xamed Cilmi, da’diisu tahay 18 jir
    2. Cabdirisaaq Cali Cabi, da’diisu tahay 18 jir
    3. Yusuf Cabdullaahi Xirsi, da’diisu tahay 18 jir
    4. Ugaas Mire Barre, da’diisu tahay 19 jir
    5. Cismaan Maxamed Cabdulaahi, da’diisu tahay 18 jir.

    Bishii la soo dhaafay ee February waxaa Gaalakcyo ka dhacay dhowr kiis oo kufsi ah, waxaana u dambeeyay Caasha Ilayaas Aadan oo dil iyo kufsi loo geystay, taas oo aan wali kiiskeed la xakumin.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/2263655773911619/

    Akhriso Qoraalka kasoo baxay Maxkamadda Darajada 1-aad ee Gobalka Nugaal.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.