Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland waa in ay qaadataa doorkeedii oo badbaadisaa Jubaland
    Somalia

    Puntland waa in ay qaadataa doorkeedii oo badbaadisaa Jubaland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Madoobe waa baxayaa oo waa ka tagayaa Kismaayo ugu danbayn.

    Waa soo xalaalaystay jiscinkii iyo Deegaankii uu degi lahaa.

    Dekeda iyo Garoonka Kismaayo,waxaa lagu wareejiyay Shirkad Imaaraatiya si rasmi ah,waana jiscinkii uu raadinayay.

    Guri uu dejistay Qoyskiisa iyo amaana,waxaa siisay Dowlada Imaaraadka Carabta.

    Madaxweyne Xasan Sanad uu ku anba baxo,ayuu uga badashay qayb ka mid ah Lacagta laga helay Dekeda iyo Garoonka Kismaayo.

    Somalida degta Deegaamada Jubaland,waa in ay udiyaar garoobaan ka talinta Aayahooda Axmed kadib.

    Puntland Shalay haday wakhti iyo dhaqaale gelisay dhismaha Nidaamka Jubaland hadana waa in ay dhamaystirtaa hadafkeedii oo door gelisaa Jubaland Dhul iyo Dad umidaysan oo nidaamku wada gaaray.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.