Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qatar oo shuruudo adag ku xirtay dalabkii M.Xasan Shiikh….
    Somalia

    Qatar oo shuruudo adag ku xirtay dalabkii M.Xasan Shiikh….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh,waxuu kaga codsaday Amiirka Qatar kulankoodii Doha in Dowladiisu ka taageerto Miisaaniyada,sida ay xaqiijinayaan ilo xog ogaal ah.

    Xasan,waxuu hor dhigtay dalabyo taageerid dhaqaale ah Amiirka Qatar,kuwaasoo kala ah…

    1.Mushahaarka iyo Saadka Ciidamada.

    2.Qorshe ay soo hindistay Dowlada Xasan kadib markay ku fashilantay dagaalkii Shabaab,kaasoo dhigaya in Ciidamo huwan ah oo gaaraya 45-kun kana koobnaan doona Wadamada Jabuti,Kenya,Itoobiya,Eretereya iyo Somaliya ay isku mar guluf ugu qaadaan Shabaab.

    Qatar iyo jawaabteeda?

    Dowlada Qatar waxay ku xirtay Laba Shuruudood dalabka Xasan Shiikh,kuwaasoo kala ah..

    B.In uu badalo Ra’isalwasaaraha oo ay talo ku yeeshaan Qofka noqon doona.

    T.In uu Agaasimaha Nisa ka qaado Mahad Salaad.

    Sida wararku sheegayaan M.Xasan,waxuu lasoo tagay shuruudahaas kasoo fiirsigooda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.