Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Reda oo noqday Madaxweynaha Deegaanka Tigree Ee Itoobiya
    Somalia

    Reda oo noqday Madaxweynaha Deegaanka Tigree Ee Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha dhexe ee TPLF,ayaa waxaa la sheegay in Getachew Redan ayu doorteen inuu noqdo madaxweynaha ku meel gaarka ah ee ismaamulka Tigreega doorashadii uu qabtay.

    Telefishinka Gobolka Tigray, ayaa sheegay in Getachew Reda ay kooxda TPLF u dooratay inuu noqdo madaxweynaha maamulka cusub ee ku meel gaarka ah ee Tigrayga.

    Sida ku cad heshiiskii ay dawlada dhexe iyo kooxda TPLF bilo ka hor ku gaadheen magaalada Pretoria, ayaa ahaa in si rasmi ah loo soo afjaro colaaddaasi, iyadoo lagu go’aamiyay in maamul ku meel gaar ah loo sameeyo gobolka Tigray.

    Ka dib marka la dhiso ay maamulka ku meel gaarka ah ee gobolka, ayaa waxaa ansixin doono dowladda federaalka, sida ku cad heshiiska nabadda ee Pretoria.

    Marka la eego matalaada maamulka ku meel gaarka ah, boqolkiiba 30 waxa la siin doonaa TPLF, 25% ciidanka Tigrayga, boqolkiiba 15 waxa la siin doonaa xisbiyada mucaaradka, inta kalena waxa la siin doonaa waxgaradka iyo ururada bulshada.

    Waxaa xusid mudan in Anthony Blinken oo ah xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka oo maalmo ka hor booqasho ku tagay dalka Itoobiya uu la hadlay mas’uuliyiintii ka wada xaajooday heshiiska nabadeed ee Pretoria.

    Xigasho:-BBC

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.