Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Safaarada Maraykanka Ee Somaliya oo si qayaxan ugu jawaabtay Somaliland
    Somalia

    Safaarada Maraykanka Ee Somaliya oo si qayaxan ugu jawaabtay Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safaarada Maraykanka ee Somaliya,ayaa ka bixisay jawaab adag eedeyntii maamulka Somaliland usoo jeediyay.

    Somaliland,waxaa loo sheegay in ay qayb ka yihiin Somaliya oo aan loo aqoonsanayn Dal gaar ah.

    Sidoo kale Safiirka Maraykanka ee Somaliya,ayaa usharaxay waxa ay tahay Shaqadiisa Somaliya.

    “Somaliya,waxaan wakiil uga ahay Madaxweynaha Maraykanka,waxaana fuliyaa Siyaasadiisa,taasoo kala dhaxaysa Madaxweynaha Somaliya”Ayuu yiri Danjiruhu.

    “Somaliya,waxaan ujoognaa fulinta Sadex arimood oo kala ah,Amaanka Labada Dal,Bini’aadantinimada iyo horumarinta Dowladnimada curdanka ah ee Somaliya,waxaana marka hore kala xaajoonaa wax walba oo aan samaynayno Dowlada Dhexe kadibna DG iyo SL”Ayuu yiri markale Safiirku.

    Xaqiiqdii Somaliland,waxaa la siiyay jawaab Diblomaasi,Siyaasadeed iyo mid cad oo waji gabax ah,waxaana la xasuusiyay xeerarka caalamku kuwada shaqeeyo ee la ixtiraamo.

    Sida warar kale xaqiijinayaan Maraakiib kusoo xiratay Dekeda Berbera oo Maraykan ah,ayaa waxaa usaarnaa Calanka Buluuga ah taasoo SL kasii caraysiisay.

    "Somaliya,waxaan ujoognaa fulinta Sadex arimood oo kala ah,Amaanka Labada Dal,Bini'aadantinimada iyo horumarinta Dowladnimada curdanka ah ee Somaliya,waxaana marka hore kala xaajoonaa wax walba oo aan samaynayno Dowlada Dhexe kadibna DG iyo SL"Ayuu yiri markale Safiirku. pic.twitter.com/KUeZ8KAaR8

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) January 18, 2023
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    July 9, 2026

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    July 9, 2026

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    July 9, 2026
    Latest Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    Go’aano kasoo baxay Guddiga Nabad-galyada gobolka Nugaal

    Puntland iyo Jubbaland oo iska diiday ka qeybgalka kulanka Mucaaradka iyo Turkey

    Somalia’s Security Transition, Political Challenges, and the Future of the Federal Government

    WARBIXIN: Machadka IFA oo Itoobiya ugu yeeray aqoonsiga Somaliland

    Somaliland oo wada-hadal kula jirta saraakiisha Sool Bari, iyo Askar u goosatay

    Maamulka Xassan Shiikh oo Al-Shabab u aqoonsaday Xisbi siyaasadeed

    Madaxweyne Deni oo eryay Agaasimihii ‘Hay’adda Forensic Science’

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.