Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Somaliland “Fahiima Qarankeeda kusoo noqotay, inta hartay Reer Laascaanoodna..”
    {"source_type":"vicut","data":{"client_key":"aw889s25wozf8s7e","source_type":"vicut","source_platform":"mobile_2","appVersion":"18.5.0","enterFrom":"new_image","os":"android","product":"vicut","editType":"image_edit","region":"SO","picture_id":"E6VGDH6T-OLYW-AO8V-UVT6-S950WGQTC5LS","pictureId":"E6VGDH6T-OLYW-AO8V-UVT6-S950WGQTC5LS","capability_name":"capcut_photo_editor,capcut_image_filters"},"tiktok_developers_3p_anchor_params":"{"client_key":"aw889s25wozf8s7e","source_type":"vicut","source_platform":"mobile_2","appVersion":"18.5.0","enterFrom":"new_image","os":"android","product":"vicut","editType":"image_edit","region":"SO","picture_id":"E6VGDH6T-OLYW-AO8V-UVT6-S950WGQTC5LS","pictureId":"E6VGDH6T-OLYW-AO8V-UVT6-S950WGQTC5LS","capability_name":"capcut_photo_editor,capcut_image_filters"}"}
    Puntland

    Somaliland “Fahiima Qarankeeda kusoo noqotay, inta hartay Reer Laascaanoodna..”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 18, 2026Updated:July 18, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliland ayaa si weyn u soo dhaweeysay go’aanka Gabadha lagu magacaabo Fahiimo Yuusuf Quuje ugu soo laabatay Somaliland, kagana tanaasushay maamulka Sool Bari ee laga yabyabay Laascaanood.

    Wasiirka Biyaha Somaliland, ayaa sheegay in si weyn ay u soo dhaweynayaan Fahiimo Quuje, waxaana uu intaa ku daray in ay soo daba socdaan inta hartay bulshada Sool Bari ee ku sugan Laascaanood.

    “Fahiima Quuje iyadaa go’aansatay inay Qarankeedii ku soo noqoto, inta hadhay reer Laascanoodna way soo socdaan” ayuu yiri Wasiirka Biyaha Somaliland.

    Fahiima Quuje ayaa hormuud u ahayd kacdoonkii Somaliland ka dhanka ahaa ee December 2022, ka bilowday Laascaanood, kaas oo ugu dambeyn sababay in Somaliland laga saaro Laascaanood iyo Sool Bari 25 August, 2023.

    Laascaanood ayaa hadda noqotay magaalo wajahaysa xaalado adag iyo duruufo maamul iyo mid dhaqaale, waxaana jira cabsi laga qabo in dagaal sokeeye ka qarxo, xilli weli xal loo la’yahay xasuuqii Ari-Caddeeye ee loo geystay Beesha Fiqishini, kaddib weerar ay ku qaadeen maleeshiyaad katirsan maamulka Firdhiye ee Sool Bari.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.