Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliya maka jirtaa Dowlad gaarsiisan in laga qaado cunaqabataynta Hubka?
    Somalia

    Somaliya maka jirtaa Dowlad gaarsiisan in laga qaado cunaqabataynta Hubka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 29, 2023Updated:January 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Xasan Shiikh,ayaa ka codsaday Maraykanka in uu ka taageero olalaha uu ugu jiro in Somaliya laga qaado cunaqabataynta Hubka.

    Danjiraha Maraykanka ee Qaramada midoobey oo booqasho ku joogta Muqdisho,ayuu hor dhigay codsigaas.

    Xasan Shiikh,ayaa ku saleeyay dalabkiisa in Ciidamada Somaliya baahi uqabaan Hub ay kula diriraan argagixisada ayna hor taagan tahay cunaqabatayntu helida Hubkaas.

    Su’aalaha iswaydiinta mudan waxay yihiin??

    1.Waa kuwee Ciidamada Hubka ubaahan ee Somaliyed?

    B.Ma kuwa Dowlada Dhexe udiiwaangashanbaa?

    T.Ma kuwa Macawisleydaa?

    X.Ma kuwa Puntland baa?

    Kh.Ma kuwa Somaliland baa?

    2.Dowladee laga qaadayaa cunaqabataynta?

    B.Villa Somaliya miyaa ?

    T.Puntland miyaa?

    J.Somaliland miyaa?

    Somaliya Dowlad masuul ah oo dhamaystiran kama jirto,waxaana weli socda Geediga Dowlad dhiska.

    Majiraan Dastuur,Siyaasad Amni,Siyaasad Dhaqaale iyo Ciidan lagu midaysan yahay oo Somaliyed.

    Waxaa muuqata in Xasan Shiilkh qurbasiradii dagaalka argagixisada iyo Dastuurka uu kusoo darsaday cunaqabatayntii Hubka.

    Somaliya xiligan uma diyaarsana in laga qaado cunaqabataynta Hubka laguna wareejiyo masuuliyada Amni.

    Si gaar ah Somaliya Ciidan wada matala oo lagu tilmaami karo Ciidan Qaran kama jiro xiligan.

    In Cunaqbataynta Hubka la qaado,waxaa ka horeeya in Dowladnimada la dhamaystiro.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.