Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Talyaaniga iyo Liibiya oo kala saxiixanaya heshiis Shidaal qodis ah oo ku kacaya 8-Bilyan
    Somalia

    Talyaaniga iyo Liibiya oo kala saxiixanaya heshiis Shidaal qodis ah oo ku kacaya 8-Bilyan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul wasaaraha waddanka Talyaaniga, Giorgia Meloni,ayaa gaartay caasimadda waddanka Liibiya ee Tripoli, halkaas oo la filayo in ay ku soo gasho heshiis Gaas oo ballaaran.

    Shirkadda Shidaalka ee ay leedahay Dowladda Liibiya,ayaa heshiis ku kacaya 8-Bilyan oo dollarka Mareykanka waxa ay la gashay shirkadda weyn ee tamarta ee Eni, si xeebaha Liibiya looga qodo Ceelal Shidaal.

    Heshiiskan,ayaa imaanaya xilli Yurub ay dhex maquuranayso dhibaato daran oo dhanka tamarta ah,halka kala qoqobnaan ba’an ay ka dhex jirto gudaha Waddanka Liibiya.

    Ms Meloni,ayaa waxa ay marka hore ra’iisul wasaaraha Liibiya ee ay caalamku Dowladdiisu aqoonsan tahay kala hadli doontaa, mid kamid ah waxyaabaha ahmiyadda gaarka ah u leh isbahaysigeeda midigta fog, taas oo ah sidii loo xakamayn lahaa qulqulka muhaajiriinta

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Maxaabiista maleeshiyaadka ilma Diyaano oo xabsiga Garoowe la keenay

    August 9, 2026

    Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo

    August 8, 2026

    GAROOWE: Heshiis laga gaaray maleeshiyaadka Jimcaale ee Xerada Ligle

    August 7, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Maxaabiista maleeshiyaadka ilma Diyaano oo xabsiga Garoowe la keenay

    Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo

    GAROOWE: Heshiis laga gaaray maleeshiyaadka Jimcaale ee Xerada Ligle

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    Puntland oo dambiyo kusoo oogaysa siyaasiyiinta iyo saraakiisha abaabulay falalka Amni darro

    Puntland Forces Seized FGS infiltrated Camp in Galcaio, Puntland – Somalia

    Puntland forces seize military compound after clashes with federal troops

    Booliska Puntland oo xaqiijiyay la wareegista Xerada ilma Diyaano ee Boosaaso

    BOOSAASO: Cabdulaahi Diyaano iyo maleeshiyaadka la jooga oo is dhiibis dalbaday

    Cali Xoosh iyo Xildhibaanad Ifraax Nooleeye oo lagu kala jiiday garoonka Muqdisho

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.