Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Halkee kaga jiraan Ciidamada Eretereya laga keenay qaab dhismeedka Amniga Qaranka ?
    Somalia

    Video:-Halkee kaga jiraan Ciidamada Eretereya laga keenay qaab dhismeedka Amniga Qaranka ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 2, 2023Updated:January 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladii hore Ciidankan kuma soo xulin,kuma qorin,kumana diyaarin Xeerar Ciidan oo ku fadhiya qaab dhismeedka Amniga Qaranka.

    Dowlada Xasan waxay raacday Wadadii Dowladii ka horaysay,waxayna qoraysaa oo udaabulaysaa dibada Dalka Maleeshiyo loo diyaarsanayo Ciidan.

    Madaxweyne Xasan oo la filayay in uu dhamaystiro qorshaha Amniga Qaranka weli waa ku dhiiran la’ a yahay hirgelintiisa.

    Ilaa la helo qaab dhismeed Amni oo Somali ku midaysan tahay majirayaan Ciidamo Qaran oo laysla ogol yahay.

    Ciidamadana waxay qayb ka yihiin Maleeshiyaadka jooga Bartamaha iyo Koonfurta Somaliya.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.